GEERI NAXDIN LEH INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN DR KHAALID MAXAMED JAAMAC BOODHLE (GUUN)

GEERI NAXDIN LEH INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN DR KHAALID MAXAMED JAAMAC BOODHLE (GUUN)

Dhamaan Bahda SHabakadda Wararka ee ToggaHerer Meel kasta oo ay joogaan waxay Tacsi u dirayaan Dhamaan Reer Maxamed Jaamac Boodhle (GUUN) Geerida Naxdinta Leh ee Ku timi Dr Khalid Maxamed Jaamac Boodhle (Guun) oo Habeenkii Xalay Ahaa Ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa Marxuumka oo ka mid ahaa Dhakhaatiirta waaweyn ee Somaliland Kana Hawl Gali Jiray Cusbitalka Weyn ee Hargeysa.

Inaalilaahi wa InaaIlayhi Raajicuun Kuli Nafsi Daa’iqatul Mawt Alle Ha u naxariisto janatul Fardawsan ha ka waraabiyo Marxuumka Iilka Neecaw Qabow iyo Ha ku siiyo Naruuro ,Eheladii Asxaabtii Dhakhaatiirta iyo dhamaan Shacbiweynaha Reer Somaliland ba Samir iyo Iimaan ka siiyo. aamiin aamiiin aaaamiiinn!

——————————————————————————————————————————————————–

Anagoo kala ah dadkan ay magacyahoodu hoos ku xusan yihiin waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direeynaa Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha U Naxriistee Marxuum Dr Khaalid Maxamed Jaamac Boodhle Guun oo ku geeriyooday Magalaada Hargeysa.

* Maxamed Yusuf Muse
* C/wahaab Maxamed Ibraahim
* Mustafe Yusuf Muse
* Mubarik Yusuf Muse
* Caaqil Muxumed Axmed Muse
* Nuur Maxamed Cabdi
Iyo dhamaan qoysaskayaga iyo caruurtayada

Dhamaan dadkan waxay Tacsi tiiraanyo leh mar labaad u dirayaan Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Dr Khaalid Maxamed Jamaac , oo xalay ku geeriyooday Magaalada Haregysa, waxaana Eebe uga Baryaynaa in uu Janadiisi Fardowsa aheyd ka waraabiyo, eheladii uu ka tegayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. aamiin aamiiin aaaamiiinn!

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: