NINMANKA AF BEEL KU HADLAAYA EE BEEL KALENA WAX KA SHEEGAYAA TOLOW MIYAANAY OGAYN WIXII LA SOO MARAY

NINMANKA AF BEEL KU HADLAAYA EE BEEL KALENA WAX KA SHEEGAYAA TOLOW MIYAANAY OGAYN WIXII LA SOO MARAY

Nimanka Beesha Aabar Awal ku hadlaaya magacooda ee beel kalena wax kaga sheegaya tolow miyaanay ogayn wixii laga soo maray taas mise waa 4 isutegay oo wakhtigu ciilay?

Haday kuwaas wakhtigu ciilay yihiin ka hadal male iyo jawaabtoona waxa jirta in shabakadaa sheeko aan layaabay markii aan akhristay oo weliba ku qoslay sidaa darteed qofkii qoraal soo qoraaya waa inuu shikhsiyadiiisa marka hore amar ka qaata sababtoo ah hadii aad naftaada marka hore ixtiraami waydo naf kalena wax ku tari maysid waxna lagaa dhegaysanmayo.

Somaliduna waxay tidhaahadaa

ninka tiisa daryeela ayaa mid kalena ku dara

waxan ku masaalay markii aan akhristay niman beel metelaaya beel kalena wax ka sheegaya waxan filayaa waa niman qurbuhu wax udhimay ama waa nimanka ka dhuunta qoraxda hadii aan sii qeexo eraygaas qoraxda waxa jirta niman dhiiga dadka ku nool oo dadqalo ah nimankaasi

inta habeenku isku jiro ayay qadhaabsadaan marka qoraxdu soobaxdo ayay kala yaacaan hadii kaaha waaberigu qabto waa dhimanayaan tusaale waa sidii kaluun biyo

laga saaray oo kale sidaa darteed hadiii ay qorax arkaan waa ka aguugaysaa naftu waxan markaa qaba in raga iska soo qoraaya qoraal aanay ka fiirsan ama aanay

isku san banaanayn markii ay qorayeen waxan qabaa inay kuwaas qoraxda ka dhuumanaaya ahaayeen

waxan ku darayaa intaas nimanka beelaha metelow kuwa idin ka tirsan ee ka dhuunta qoraxda beeniya hadaladooda inaanay beel metelin taas beeniya hadii kale nin

waliba waa leeyahay qaar filimaanta ku metela inay dadqalo yihiiin ogaada taas.

Qalinkii: MUSTAFE OMAR HUSSEIN
mustafe57@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: