BEENIN WAR LAGU BAAHIYEY HADHWANAAGNEWS IYO TAAGEERID BEESHA AWAL BARI

BEENIN WAR LAGU BAAHIYEY HADHWANAAGNEWS IYO TAAGEERID BEESHA AWAL BARI

Asalama calaykum dhamaan umada Muslimiinta ah marka labad waxan salamaya dhamana shabakadaha ah reer Somaliland.

Anagoo ah waxgaradka beesha Awal Bari ee Subeer Awal iyo Saaxil Bari gaar ahaan besha Awal Bari waxaanu beeninayna war lagu so qorey Hadhwanaagnews tarikhdi 18 warkas oo karamada laga qadayo Gudomiyii beel weynta Awal Bari Cabdi laahi Mohamed Cabdi Rahmaan hadaba markiii aanu shir ku yelanay anago ah dhamaan waxgaradka saxil dalka Norway Oslo waxanu leenahay , nina dhuuni buu ku dhex jooga nina dhaqashu kula dhabar jabay . markii aanu araganay marxalada wadanku marayo markii aanu aragnay in Madaxweynaheeni adhigeeni lafdhabarka ahaa reer miyagayaga uu nin u xidhay markii aanu araganay hanti uruursi uu ku kacayo madaxweynu waxaanu go,aan sanay inaanu hiil iyo hoo iyo naf iyo maalba la agtagnaano gudoomiyahaga Awal Bari Cabdi laahi Mohamed Cabdi raxmaan oo marxalada farabadan nagala soo dabashay waxaanuna la go,aan nahay walaalahayaga aanu isku daganka nahay ee reer togdheer heshiiski ay gadheen oo anaguna danta nabadgelyada iyo wada danashuhuba naga dhexeeya ayaanu garanayna inaanu la mowqif nahay. shirka anu yeelanay waxaa gudomiye ka aha gudoomiyaha beesha Gudoomiye Cali Ibrahin iyo ku xigeenkisa . Ahmed Caraale Muuse iyo af hayeenka beesha Awal Beri ee Norway. Mujahid Cabdi Xakiin Axmed Mohamed

1. ing ciise hussein kediye
2. ing ahmed diiriye warsame
‘3. ing gouled xasan yafan
4. .dr ahmed mohamed yasiin
5. ing.ahmed caraale mouse
6. ing cabdi raxmaan hussein maygag ski
7. sareeya gas. khadar xasan hayaan
8. mujahid cabdi xakiim axmed dhagoole
9. saleban mohamed muuse indho cagle
10.dr cabdi omar ciise
11.oday cabdi laahi hussein muuse
12.ing. cabdi qadir ahmed warsame
13.dr sacad yousuf xaashi
14 mubarig gaagaale
15. dr ismaciil ibrahin maano
16. mohamed amiin

Cabdi Xakin Maxamed
(cabdixakinaxmed@hotmail.com)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: