QODOBADII DALKU WAXAY NOQDEEN QORI LAYSKU DIFAACO: BY ABWAAN AXMED FARTAAG

QODOBADII DALKU WAXAY NOQDEEN QORI LAYSKU DIFAACO: BY ABWAAN AXMED FARTAAG

Qodobadi waxay noqdeen qori laysku difaaco
waxaa baryahan danbe jirta xusbiyada xukuumada
koomishanka oo ku doodayaa muran siyaasadeed
kaaso mid waliba kale ku eedeeyo sharci daro
inuu wado iyo xaalad abuur isagoo mid kastaa
adeegsanayaa qodob dastuura oo uu isku difaaco
oo yidhaa kanaa saxa waxaana ka mida arinta dibudhaca
doorasha ee hada laysku khilafay iyo mudo kordhinta
dooroshoyin xiligoodi aan qabsoomin hadaba waxa
su aashu tahay halkee xalku yaala sidee looga baxayaa
mee golii wakiiladu xaguu sharcigii la seexday
mi yaanay jirin maxakamad dastuura oo loo noqdo
ee dadka loo jaho wareerinayaa waa ayaan daro
ninka doonaya in la doorto waa inuu la yimada
wixii lagu dooranlaa wax qabad fiican iyo wax dadka ucuntama
wadaniyad hadal fiican oo ka reeban aflagaado
shaqsi weerer dhalil aan jirin iyo eedo waxba kama jiraana
oo cid lagu xumaynayo xad gudubka shuruucda dalka utala
dawlada waxaan leeyey waad dadaashene hadaalina
sidii aad doorashoyinkii hore uqabateen kuwana uqabta
udulqaata daliisha mucaaridka iyo canaanta shacabka
waxaa la yidhi nin xilqaaday eed qaad
komishanka ayaan wadin hawshii loo xilsaaray
diwaan galintii kamuu soo bixin oo muranbaa ka taagan
waqtigii uu yidhi doorshaan qabanayaa muu qaban
iyagaana eeda ubadan leh xilkoodina gudan waayey
ee waa in laga tashadaa oo layska qabtaa
mucaaradkana waxaan leeyahay la yimaada
oo soo bandhiga waxaa codku rabtaan sidii obama
ugu danbayntii waxaan hambalyo udirayaa
bahwaynta saxaafada reer soomaalind

By:Abwaan Axmed Cabdilahi Fartaag
Doha Qadar

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: