KULMIYE WAXA UU TAAGAN YAHAY NIN QOYANI BIYO ISKAMA DHAWRO

KULMIYE WAXA UU TAAGAN YAHAY NIN QOYANI BIYO ISKAMA DHAWRO
Runtii kulmiye wuxu taagan yahay nin qoyani biyo iskama dhowro halkay ku baxday sababtoo ah sidan ay ushaqaynayaan waaa sumcad xumo ka baxsan xadkeeda shacabkuna maaha siday u arkaan cidna isugu soo taagi mayso intii horeba saleelay ahayd markii waxyaabo badan lagu dhaliili jiray lakiin waxan aaminsanahay maanta inuu shacabkii denbi ka galay taas oo ilaa hada siduu shacabka u raali gelin lahaa ay ku
adagtahay.

Balse waxa jirta eray marka la eego carabka aad ugu fudud xaga Ilaahaynna miisaan culus ku ah eraygaas oo ah (Subxaana Allaah) sidaa darteed hadii imika Kulmiye shacabka ku odhan laha ( Raali ahaada)weli rajuu leeyahay balse ilama aha sidan uu imika ku socda in uu shacab ku hananaayo hadhow haday iman lahayd lacala maxaa yeelay shacabku maaha xoola la soo tubo sayladaha ee la kala dilaalo.

Gunta iyo gabagabadu waxay tahay shacabka masuuliyiinta Kulmiye ha raali geliyaan haday rajo ka leeyihiin Somaliland.

Mustafe omar Hussein
mustafe57@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: