WERIYAHA HADHWANAAGNEWS MAAHA INUU WEBSAYDYADA KALE WAX KA SHEEGO TAAS XEER UYAAL MAAHA SHABAKADA

WERIYAHA HADHWANAAGNEWS MAAHA INUU WEBSAYDYADA KALE WAX KA SHEEGO TAAS XEER UYAAL MAAHA SHABAKADA

WERIYAHA HADHWANAAGNEWS MAAHA INUU WEBSAYDYADA KALE WAX KA SHEEGO TAAS XEER UYAAL MAAHA SHABAKADA

Runtii Weriyaha Hadhwanaagnews u shaqeeya ee lagu xidhay Ceerigaabo waxan odhan kara xadhiga wuu istaahilaa sababtoo ah imikadan lafteeda markii la soo daayay ayuu ku jiraa 33 iyo haldaloolkeed .

Waayo maaha inuu Websaydayada Somaliland marka laga reebo Hadhwanaagnews oo uu u shaqeeyo marka laga reebo maaha inuu yidhaaho Websaydayada kale Qabiil ayaa qoorta usudhan ama uu ku eedeeyo tuulooyinkoodi localka ahaa ayay ugu magacdareen Shabakadahooda sidaa darteed Weriyayaha waxan aaminsanahay ama aan ogahay in uu u baahan yahay marka hore inuu soo akhristo xeerar badan oo uyaalla .

Tusaale oo kale ixtiraamka ka dhaxeeya Shabakadaha aduunka ama shirkadaa ama wax kastoo isku mid ah sidaa darteed Bahwaynta Hadhwanaganewes waxan mar kale ku baraarujinayaa inay suxufiyadooda ay tabobaro badan u fidiyaan waayo hadii kale waxa dhici doonta mar kasta inuu seerahaa oodani
iska galo si bilaa indho ah waa iga talo ahaan wax xumaato ah igama aha.

Mustafe Omar Hussein

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: