TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WERIS MOHAMED NUUR

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WERIS MOHAMED NUUR

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WERIS MOHAMED NUUR

Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajiccn
Reer Hassan Haji Adan iyaga oo ka tiiraanyeysan Waxay Illaahay ka baryayaan in uu Naxariistii Janno ka waraabiyo Marxuumad Weris Mohamed Nuur oo Shalay ku geeriyootay Magaalada London. Waxannu Tacsidan u diraynaa Suldaan Mohamed Sul. A/Kadir, Reer Suldaan Abdillahi, Ehelka iyo Beesha oo dhan. Samir iyo Iimaan na in Illaahay uu inaga Siiyo Aammiin.

Waxa Tacsidan diraaya:
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan iyo Xaaskiisa
Reer Abdisalaan Hassan Haji Adan
Ahmed-Nuur Hassan Haji Adan iyo Xaaskiisa
Ahmed Ibrahim Dirir iyo Xaaskiisa
Moohamoud Hassan Haji Adan iyo Xaaskiisa

oo Kale Jooga USA, Belgium, Saudai, Sweden, Jordan,Ethiopia, Sudan iyo Somaliland.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: