MAANSO WADANI AH OO UU TIRIYEY ABWAAN AXMED CABDILAAHI (FARTAAG)

MAANSO WADANI AH OO UU TIRIYEY ABWAAN AXMED CABDILAAHI (FARTAAG)
Maanso Wadani ah(Abwaan Axmed Cabdilahi Maxamuud)(Axmed Fartaag) Maanso la magac baxday Dhaxalkii Awoow geen

dhaxalkii awoowgeen
dhaqankeenii fiicnaa
dhalinyarada joogtay
dhago yeelo oo raac
hidahaan u dhalaniyo
dhulka hooyo wacanaa
waxa aan ku dhataa
waa dhalashadiisoo
dharaarti ku fanaa
dhal dhalaal ka reer yurub
dhalanteedka ha u bogin
ha ku dhicin daluumaa
dhinbiil hoota taaliyo
dhamac yanay ku qarin
dhayal yanay ku cunin
dhidarka iyo waraabu
hayis dhibin walaal kay
ha dhawicin naftaado
sida lagu ma dhoofee
ha ku dhiman tahriib tana
dhulku waa laf dhabartii
aduunyada dhamaanteed
ilahay ku dhararee
dhaq dhaqaqa dunidana
lagu so dhameye
hadii an wax loo dhigan
dhadhankaa macaan iyo
miyaa dheef ba laga heli
waxa maftaaxu dhigan yahay
macalinka wax ku dhiga
isaguna aqoontii
kaga dhigay iftiinkee
adigoon indho lahayn
jahil nimo ku dhinac taal
ka dhigay masuulke
sida lo dhaq mayee
loo dheefsado aduunkana
dhabta kaga sheege
shaygi hore u dhacay
ku gu dhigay taariikh
jahil nimada dhaafo
isa soo dhaweeyoo
dhaqankana wanajo
ilahay ha kaa dhigo
calanki dhalaale
dad ku so dhawaystee
dheraad na raacsada
dhoof kama doonine
ilahoow dhaqalaa
igali dhul kaygoo
dheef khayr le iga sii
cirka dhool da aayiyo
dhibic rooba naga sii
dhulka doog dhir iyo rays
dharab noga wada yeel
dhirbaxada cadawaa
dhagax adigu naga saar
ka noo dhuumanayana
dhabarkisa nagu beeg

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: