INNAALLILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN

INNAALLILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN
INNAALLILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJUCUUN

Waxaannu tacsi u diraynaa dhammaan REER SULDAAN CABDQADIR iyo Eheladii uu ka geeriyootay MARXUUMADDU. ILAAHAY ha u naxariisto marxuumadda WARIS MAXAMED NUR. waxayna marxuumaddu ku geeryootay magaalada London maalintii isniinntii ee 16/03/2009 loona qaadi doono arbacada magaalada Hargeysa. ILAAHAYNA NAXARIISTII JANO HAKA WARAABIYO.

waxaanu dhamaatayo tacsi u diraynaa reer SULDAN CABDQADIR anagoo kala ah

Ilma Cabdi digale Maxamed dhammaantood
Reer Axmed digale Maxamed dhammaantood
Reer Xusen digale Maxamed dhammaantood

Waxaannu dhammaantayo leenahay ILLAAHAY samir iyo iimaan ha ka siiyo reerkii iyo eheladii iyo dhammaan asxaabtii ay ka geeriyootay Marxuumaddu WARIS MAXAMED NUR . ilaahayna naxariistii jano haka waraabiyo…aamiin …aamiin …aamiin

Deeq cabdi digale

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: