INAALILAAHI WA INAA IYLAHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA ABAADIR XASAN QAWLE

INAALILAAHI WA INAA IYLAHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA ABAADIR XASAN QAWLE

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Qoyskii,qaraabadii iyo dhamaan REER QAWLE meel kastoo ay kala joogaan,GEERIDA ku timi marxuum ABAADIR XASN QAWLE OO CAAWA ABAARA 10:30 FIIDNIMO (AXADA),15/03/09 KU GEERIYOODAY WADANKA SWEDEN ILAAHAY JANATAL FARDUUS HA GEEYO OO HAKA WARAABIYO, oo qoyskii iyo qaraabadiina ILAAHAY SAMIR iyo IIMAAN ha ka siiyo AMIIN AMIIN AMIIN.

1.HOOYO .X. XALWO .X. MAXAMED.
2.FAADUMO DUCAALE SHIINE IYO CARUURTEEDA.
3.MAXAMUUD DUCAALE SHIINE iyo REERKIISA.
4.ISMAACIIL DUCAALE SHIINE iyo REERKIISA.
5.XASAN DUCAALE SHIINE iyo REERKIISA.
6.MAXAMED DUCAALE SHIINE iyo REERKIISA.
7.SHAADIYA DUCAALE SHIINE.
8.MAXAMED XASAN DUCAALE.
9.CALI ADAN DAAHIR iyo REERKIISA.
10.CABDURAZAAQ ADAN DAAHIR.
11.SACIID ADAN DAAHIR.
12.XUSEEN XASAN JAMAAC(mataan) iyo REERKIISA
13.MAXAMED AXMED CAWED iyo REERKIISA.
14.CABDURAXMAAN AXMED CAWED iyo REERKIISA.
15.MAXAMED AXMED KUUTIYE iyo REERKIISA.
16.JAWAAHIR MAXAMED CALI GALAAS.
17.KHADRA FAARAX XASAN (DIC DIC).
18.SHAMIS SACIID DUCAALE ADAN.
19.MAXAMUUD AXMED CAWED(shiine) iyo xaasaskiisa.
20.CADULQAADIR AXMED CAWED.
21.CALI AXMED CAWED.
22.MAXAMED NUUR MAXAMED CALI GALAAS.
23.MAXAMUUD MAXAMED CABDI ISMAACIIL.

Dadkaas oo dhamaantood kala jooga cariga ingiriiska iyo somaliland .

WA BILAAHI TAWFIIQ.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: