BAAFIN: WAXAA HALKAN LAGA BAAFINAYAA CABDIRISAAQ MAXAMED CABDILAAHI

BAAFIN: WAXAA HALKAN LAGA BAAFINAYAA CABDIRISAAQ MAXAMED CABDILAAHI

Baafin: waxaan halkan ka baafinayaa walaalkay Cabdirisaaq Maxamed Cabdilaahi

Anigoo magacaygu yahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi waxaan halkan ka baafinayaa walaalkay Cabdirisaaq Maxamed Cabdilaahi oo ay iigu wardambaysay October 2003, xiligaas oo uu doon ka raacay xeebta liibiya una sii jeeday dhinacaa iyo talyaaniga. Doontaas oo uu matoorkii ka xumaaday markay socotay 4 saacadood, ka dibna ay 15 cisho bada dul heehaabaysay taas oo keentay inay dhintaan dhawr iyo todobaatan ka mid ah dadkii saarnaa. Doontaas waxa laga helay xeebaha jasiirada lambaduusa taariikhdu markay ahayd 20 October, 2003 iyadoo ay doonta saaranyihiin 13 qof oo nool oo uu ku jiro walaalkay iyo 13 dhimasho ah. Ka dibna waxa loo qaaday cisbitaal ku yaala Palermo si loogu daweeyo.

Hadaba waxaan ka codsanayaa dadweynaha iyo cidii ka warhaysa meel uu ku suganyahay inay warkiisa iigu soo hagaajiyaan ciwaanadan

Email: abdirahman180@gmail.com

Tell: 252 2 4122383

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: