REYAALOW REERKA YEELAH U DHIG DHAN UUN HA LOOGU RAREE ADNA NABADEEY XILKU HOY NIN MAAHEE.!!!!

REYAALOW REERKA YEELAH U DHIG DHAN UUN HA LOOGU RAREE ADNA NABADEEY XILKU HOY NIN MAAHEE.!!!!

REYAALOW REERKA YEELAH U DHIG DHAN UUN HA LOOGU
RAREE ADNA NABADEEY XILKU HOY NIN MAAHEE.!!!!

ALLOW Talada na waafaji toobadana nagu sug adaa caadile.
Mudadii dheereyd ee xilka umada reer somaaliland hadba nin saaraa waxay reebta murugo iyo nacfi la’aan ay shacbigu haduun dhandhasheen dhebteeda iyo taariikh xumaanteeda.

Markaad dib u eegto maamuladii shacbigan soo maray wax yeeladoodii ilayn ma odhankaro wax qabadkoodiiye oo may mutaysane,Waa mid ka muuqada dadka iyo dalkama xataa xoolihii deegaamada ku dhaqnaa ayaa dabar go’ay sababo xaga dawlada ah maamul xumada dalkeena haysataa waa mid ilaa xaolihii gaadhay.

Waxa hadaba u baahan in lays weydiiyo yaa sababay in ay dhaqan iyo dastuurba u noqoto umada dhibaatadan maamul xumida ee joogtaysay shacbi burburka iyo kobcinta qabyaalada cimrigeedii dhamaaday.

Dulucda Qoraalkayga hadaan u soo laabto,Waxay qaylo ka taagantay maamulkii umada ninkii kursigigeeda saaraa oo hadba garbo cuskanaya isagoo arka in daadsito aan inaba caadi ahayn, Kaas oo ka soo burqanaya ilaha danyarta iyo caruurta aan marnaba ledin darxumo iyo dayac uu sababay maamulkan karahu dhaandhaanshay.

Dadku waxay dareemaan xumada inta xanuunku ku cusubyey,Ee haduu dadku ku dhashaan xumada way adagtay in ay dareemaan oo dabadeed Dr. ka daweeyo balse ILLAHAY way u fududay in uu si fudud uga dabiibo una tuso xaqa waynu wada aragnaa dhibta balse wax baa siya.

Riyaalow iska naar shaydaanka iyo hamada aduunyee dhaxalkeedu yahay ILL-ka yar eed dhigtay ehelkaagii, oo fadlan dadka dhibaa saarane adigu mashxarada kala dul dhaqaaq oo si digenaansho ku jirto xilka ku dhaaf.

Marlabaad waxaad ogolaataa in aad fahanto xilkani in aanu ahayn oori nin sadex ku qabo ee damiirkaagu ha ku siiyo in uu xafiis yahay dadweyne ku rajeynayaan cid baahidooda kafeeysa dayaca iyo darxumada ka saarta hooyada aan noolayn dhimana.

Waxaan rajeynayaa Riyaalow in aad Yeelaha ka tagto kuma lihi subag mari ee sidooda ku dhaaf.

We understand the nature of a problem, and we carefully contemplate an ideal solution. Evreyone should see how great an solution it is,and there should be no opposition.

Unfortuntely,we often assume everyone is rational all of the time. A good solution will be supported because it is a good solution we need to change the way we pik the leaders.

Experience eventually teach us that those around us will make irrational decision,often born in fears that have no realistic basis.

Be prepared to make sure your vote goes to the right person who can treat you as family.

By. Amiin Dahir

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: