INAALILAAHI WA INAA IYLAHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA JAMAAL AXMED HUDLE

INAALILAAHI WA INAA IYLAHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA JAMAAL AXMED HUDLE

Annaga oo ka tiiraanyeysan Geerida Naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Jamaal Ahmed Hudle oo xallay 12/3/2009 ku geeriyooday Magaalada Hargeisa Waxannu tacsidan udiraynaa Dhamaan ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxayba.

Illaahay waxaanu ka baryeynaa in uu Marxuumka Ka waraabiyo Jannadii Fardawsa. Qoyska, Ehelka iyo asxaabta uu ka baxayba Samir iyo Iimaan ka siiyo

Aammiin Aammiin Aammiin.
Waxa Tacsidan Diraaya:

Hassan Ismail Ali (CIRRO)
Abdisamad Mahad dirie
Abdirashid bixi Yasin
Hamse Barkhad
Mohamed jama yasin
Khalid sa’eed Ahmed
Guleid Mohamed Ali
Ahmed Ibrahim gubadle
Hassan Ahmed hussein

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: