DUGSIGA SARE EE MAXAMUD AXMED CALI YAA KA DHSITAY GURYAHA

DUGSIGA SARE EE MAXAMUD AXMED CALI YAA KA DHSITAY GURYAHA

Asalmu calaykum waxaan marka hore salaamaya shacbiga somaliland iyo bahda saxaafada
maqaalkan ayaa noqon doona kii ugu danbeeyay ee aan qoro
waxaa igu kalifay sababo badan awgeed
sababta ugu wayn ee maanta igi kaliftayna waxaa weeyaan
markaan maqalay dugsigii maxamuud axmed cali ayaa xalay saqdii dhexe guryo la iska dhistay
waxaad markaa moodaa in degaanka beeshuba uu iska yahay wado halaq mareena
waxaa hore dadka looga qaaday dhulkii masalaha
waxaa hore dadka looga qaaday sariibadii xaafada oktoobar ee u dhawayd sinimaha oktoobar
taas oo laga iibiyay nin ganacsade ah
ninkii rabaa wuu soo eegi karaa sariibada oktoobar oo degaan u ah shacbi badan oo ka yimaada ilaa salaanta, buurta , sh xareed, libaaxyada, qayb ka mida jameecada
xaafada oktoobar, total iyo dhunbuluq,

hadaba hadii maalin kasta aynu baroor iyo cabasho la joogno
oo ay inaga soo hadho maantana sidan ayaa dhacday
maantana wiil kale ayay bolisku dileen
maantana xasuuq yar oo kalaa nalagu sameeyay
waxaan qabaa in ay beeshu dib isu xisaabiso. oo ay bal hoos isu yara eegto

anigu kalmadaha iyo maqaalada aan soo qoro waxaan lahaa dadka wax ku tusaalee
oo qayrkood wax hala qaybsadaan waxaan is lahaa rag qac rijaale wax u qabsada ayaa soo bixi oo xaqooda iyo quruskoodu noqon mid banaanka loo dhigo
balse waxaad moodaa in dix dhagaxeed aan la hadlaayo
markaa maan aakhiradayda u tudho oo danbiga iska dhaafo

mar hadii xaalku yahay cabasho aan tagayn iyo cod karnimo nina dhankiisa hurayn
dee markaa waa ninwalooba wixii ku dana qabso
intii maqaaladayda dhibsan jiray iyo intii ku diirsan jiray dhamaantiin cafis iyo saamax
axmed muuse qoorgees
qoorgees-maqosle@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: