URURKA UDAN OO BAAQ U SOO JEEDINAYA XUKUUMADDA XISBIYADA IYO KOMISHANKA

URURKA UDAN OO BAAQ U SOO JEEDINAYA XUKUUMADDA XISBIYADA IYO KOMISHANKA

Ururka Da’yarta Adeega nolosha(UDAN)

Gudoomiya:-Ahmed cabdillahi maxamuud (ahmed fartag)
Gudoomiye ku xigeenka:-Maxamed ismaaciil cali

Ururka Da’yarta adeega nolosha(UDAN) waa urur samo fal ah
oo ka shaqeeya horumarka bulshada somaliland kuna dadaala da’yarta sidii ay mustaqbal fiican u heli laayeen xag waxbarasho.
xaq shaqo isla markaana dhawra dhaqanka iyo suugaanta afka hooyo.
Taariiqda ururka la aasaasay 02-06-2004 laguna aasaasay magalada Hargeysa ururku waxa kale oo uu la dagaalama balwadaha kale duwan sida jaadka sigaarka iyo qabyaaladda oo waxyeelo badan ku haya bulshadeena.

Sidaa darteed waxaanu xukuumada iyo xisbiyada ugu baaqeynaa in khilaafka jira wada hadal lagu dhameeyo laguna dhaqmo dastuurka lana tixgeliyo nabadda iyo qarranimada somaliland komiishankuna waxaanu leenahay xil baad sidaa ha seexan duruufahu way jiraan lakin dadaal rag waxaan naftiisa ahaynba wuu maareeyaa idinkuna maareeya hawsha Serverka wakhtiga doorashada ilaaliya mudadda ay tahay in aanay dib u dhicin si nidaamsan oo cadaalad leh .

Ha noqonina maantana far baan maydhayaa ha ii fadhiyo geelu .idinku wax qabsada oo ha sugina ajaanib iyo deeq bixiye aan danteena wadin.

Gudoomiya:-Ahmed cabdillahi maxamuud (ahmed fartag)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: