Ururka ardeyda JSL ee dalka yemen oo hambalyo udiraaya haweenweynaha Somaliland

Ururka ardeyda JSL ee dalka yemen oo hambalyo udiraaya haweenweynaha Somaliland
Ururka ardeyda JSL ee dalka yemen oo hambalyo udiraaya haweenweynaha somaliland

sida aynu wada ogsoonahay waxaynu u naqaanaa 08-maarso maalinta haweenka aduunka oo lagu xurmeeyo doorka haweenka

hadaba ururka ardeyda somaliland ee dalka yemen waxa uu hambalyo iyo bogaadin u soo jeedinayaa guud ahaan haweenka aduunka gaar ahaana haweenka jamhuuriyadda somaliland dal iyo dibadba

waxaynuna wada ognahay inay haweenku lafdhabar u yihiin guud ahaan bulshooyinka caalamka maanta

haweenka somaliland waxay mudan yihiin xurmo iyo qadarin waxayna mar walba u taagan yihiin udub dhexaadka bulsho kasta

waxa kaloo ururku u soo jeedinayaa haweenka somaliland inay ku dhaqmaan oo ku adkaadaan dhaqankeena iyo diinta islaamka oo ay iska ilaaliyaan wax walba oo wax u dhimaaya ku dhaqanka diinteena

waxa kale oo looga baahan yahay inaanay sii daynin raadkii hooyooyinkeenii hore guntii iyo gaba gabadii waxaanu idin leenahay noqda kuwii sanadka sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo

xasan x.aadan axmed
g/golaha dhexe ee ururka JSL ee dalka yemen
xasanxyz@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: