JAWAAB DABASOCOTA MAQAALKII DAMEERKII RARKII AYUU DIIDAY EE UU QORAY CALI CAWAALE CISMAAN

JAWAAB DABASOCOTA MAQAALKII DAMEERKII RARKII AYUU DIIDAY EE UU QORAY CALI CAWAALE CISMAAN
Jawaab Dabasocota Maqaalkii Dameerkii Rarkii Ayuu Diiday.

Dhamaan waxaan salaamayaa marka hore akhristayaasha iyo shaqaalaha shabakada togaherer.

Waxaan doonayaa in aan fikirkayga ka dhiibto maqaalka uu soo ban dhigay walaalkeen Cali Cawaale Cismaan ee ciwaan kiisa aan soo sheegay. Runtii waxaad mooda qaraagu in uu si xeel dheer uu u soo ban dhigay sawir uu ka metelayo dhacdooyin fara badan oo ka jira guud ahaan dhulka soomaalidu degto, gaar ahaanna Somaliland.

Runtii sida ka muuqata sheekada dhex martay dameerka iyo ninka oo mid waliba uu akhristay dacwad uu ku soo ban dhigayo doodiisa iyo sida ay wax ugu muuqdaan isaga oo mid waliba isleeyahay adaa saxsan. Hadaba hadii aan si toosa u abaaro u jeedada iyo dulucda sheekadan waxa ay ii la eegtahay in aytahay in uu ninku gardaran yahay.

Hadaba waa ayo ninku, se dameerku waa kuma? Kolay waxyaalaha somalidu ku tahay qaniga waxa kamida sarbeebta ama maldahaada. Oo ay u adeegsadaan si ay u muujiyaan xaqiiqada ama waxa jira. Inaga oo halkaa ka duulayna, ninkan gardarada ku wada ee duudsiyaya xuquuda dameerka waa daahir riyaale sida ay iila muuqato aniga. Waana laga yaaba inaan qaldanahay. Dameerkuna waa Goloha guurtida.

Se waxa aan aad ula yaabay faraka waxa meeshe dhigay. Se farasku waa ayo?

Xuseen xirsi caabi

Xuseen3000@yahoo.com

Hargaysa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: