ISBEDELKEE LOO BAAHAN YAHAY SE YAA BADALI KARA?

ISBEDELKEE LOO BAAHAN YAHAY SE YAA BADALI KARA?
Salaanta islaamka ka dib waxaan rabaa inaan bulshadda somaliland aan isla eegno isbedalka aynu u baahaney iyo saddexdan musharax cida isbedalkaa sameyn karta.maalmahan waxaa inagu batey isbedal ayaa loo bahan yahay waa run oo isbedel ayaan u baahaney se waa maxay isbedelka aan u baahaney?
isbedelkan aan u baahaney ee bulsha weynta somaliland iyo dalkuba u baahan waa
Inaan helno aqoonsi caalami ah oo aan noqono sida caalumku yihiin taasi macnaheeddu waa in aynu nahay ummad iyo dal jira oo dalkiisana la yidha somaland dadkiisuna somalander.Taasi oo caalumku ina aqoonsaddaan.kolkaa waxaan heli karnaa wax aliyo wixii inagga dhiman taasi oo ah.
-In maalgalin aan helno warshaddo al sameeyo,shaqooyina abuurta.
-In kharaadka dalka leynoo soo saaro oo sharkadihii ku shaqa lahaa ina aaminaan.
-In dakadeena si cad aan u kireysano.
-In iskuulo ship ay ardaydeenu dibadaha ka hesho sidii 1960 ka hor.
-In lacagteenu adkaato oo noqoto lacag la ictiraafs san yahay.
-In dhamaan wasaaradaheenu ku xidhmaan caalamka,jamacadaheenu,dhaqtaradeenu
-dayuuradda,marakiibta,bananka,copnaniyada caalamiga ah dhamaan somaliland way iman lahayeen,.
-Caawimada dibada oo toos inoogu timaada.
-Dowladdo aan la galno heshiisyo dhinac walba ah.
Lama soo koobi karo wax yaalaha aqoonsiga somaliland inaga xidhan waxaad eegtaa uun sida ay jabouti tahay.gabagabadii somalind waxay u baahan tahay ictaraaf caalami ah,
kolkaa wax walba waa laga bixi oo ah shaqo laaan,musuqmaasuq oo mushar fiican ayay shaqaaluhu heli.tacliin,caafimaad,cadaalad waana laga bixi buuqa iyo iyo xiniin yahan les wada haysto waa la kala dan beyn baa iman.
Xitaa dad badan oo somaliland u dhashey ayaa xoolahoodda galin lahaa warshaddo oo keeni lahaa cid maal galin sameysa.
Dadka somaliland waa iney u dagaalamaan jiritaan kooda oo geed dheer iyo ku gaabanba u fuulaan ,isbedelka ay somaliland u baahan tahay waa kaa jiritaankaaga doon wax walba waad heliye.
Maanta somaliland uma baahna xusbi,uma baahna qabyaalad,uma baahna kursiga mid ka qaad oo mid ku bedel isbedeka aan u baahaney waar sidee jiritaankeena ku helnaa?
waxaa la mooda in wax la qarinanyo oo xusbiyadan ay dadka iyo dadkaba waaleen
xasan ciise ayaa malin yidhi waar kubada idinku ha wada ciyaarina ee cadowgiina la ciyaara se dinku goolasha haysku laadina oo haysku dhalinina.
Ahmed mire isna wuxuu yidhi waar snm ayaa idin dhaaftey ee somaliland sidii 1960 yey idin dhaafin macnihi snm ayaad isku soqabsateen oo dhexdiina ka baxdey ee somaliland ayaaney dhexdiina ka bixin.
waxaad mooda in dadkii somaliand ay jaha wareereen oo xusbiyo waaleen ,maalin walba waxaad arkeysaa xusbi hebel ayaan ahay,garabka isbedeldoonka ayaan ahay,xusbigaasi ayaan ka soo baxoo xusbigan ayaan galey,wasiir hebel ayaa la eryey oo xusbigaas ayuu galey,xusbigaasi ayaan ka soo baxay oo wasiir lega dhigey,ururka haweenka,dhalinyarada
reeraha,saladiinta,gobalad,degmada,urur qaran dhamaanba malin walba xusbiga ay doonan ayay xusbigiisa yihiin waaba sidii GIRAAMIHII WAREEGI JIREY EE CARUURTU KA XAYSAN JIRTEY ayaabad mooda dadkii oo dhan.
wax yaalaha la isticmaalo waxaa ka mida :Geedi socodka dumuqaadiyada,Garabka isbedelka doonka,Ma ictaraafsanin dowlada,kacdoon ayaad wadaa,shicibku doorashey rabaan waxaas oo dhami maaha danteena shicibku waxay rabaan waa jiritaan kooda oo ay helaan maxay wax dooran jiritaankoodi ayaa leysku haystaa oo naf hurid iyo is qarxin hargeisa gudaheeda laga sameynaya oo aan loo ogoleyn in ay jiraane.
Haddaba qof walba oo somaliland waa inuu ogaadda in caalamku wali aanu ina aqoonsan ilaa leyna aqoonsadana inaan dagaalku jirno oo aan helnaa cida inaga saareysa waxaa loo baahan yahay si aan aqoon siga u helno in la howl galo oo qafkaan 5s ano ee ladooranaya uu qabto hawl adag oo ah :
1-In haykalka dowlada ee jira xoog loo adkeeyo
2-in ciidamada xoog loo sii dhiso waayo cadowga mar ay ahaataba fooda waa leys galin.kolkaa qalabka ciidanka,musharka ciidanka,gunada ciidanka ,tababarka iidanka iyo hub urusiba waa in la dhisaa dhamaan.
3-In caalamka aad looga daana aqoonsi taasina keentaa in xeer ilaaliye caalamiya la qabsadaa,saxiibo somaliland la sameeya.
4-Dadka aqoonta leh ee somaliland waa in la howl galiyaa.
5-wixii somaliland u dhashey ee somali weyn aminsan waa in leska ilaaliya oo laga daba shaqeeya tusaale mahamed cabdlihi oomar oo kale waa in xitaa la dilaa hadii la karayo.
waa kee hadaba ka inaga saaraya ee shanta sano ee soo socota ina gaadhsiin kara aqoonsi caalimi ah,kaasi ma Ahmed seeraanya,Dahir riyaala,mise faysal.
Horta mid walba waa taqaana ee aaminsan somaliland jiritaankeeda,kee xoog u aaminsan ha ku dooran,,Qabyaalad,Magac,Lacag,Xigto,Gobel,xitaa xusbi ee ku dooro yaa u daacad ah jiritaanka somaliland ,yaan munaafaq 3 wajiila ah ahayn ee geedi socodkaa dheer ee aqoonsiga igaadh siin kara 5 sano ee soo socota waxaad ku dooraneysaa waa yaa aaminsan in ummadda u keena xaqoodda laga dhacay 1960 waa kee ka iiga hiilinaya cadowgeege maanta leh wali somali weyn ayaad tahay kee weeye ka tariikhda qoreysaa ee somaliland caruurta qarniyaal ka dib ay xusi doonto sida mandela,gaandi,iyo m.l.king
waa kee 3 nin ee xidhey xusbiyada kee aan doorana oo isbedelkaa keeni kara?
qaybta labaad ayaan iyana insha-allah ku soo qori

Yonis Hersi
Somalilandfront@live.com
LONDON

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: