C/RAXAMNAA UBALE MA AHA KULMIYE, WAA UDUB-YAHAN DIMUQURAADIYAD DOONA

C/RAXAMNAA UBALE MA AHA KULMIYE, WAA UDUB-YAHAN DIMUQURAADIYAD DOONA
Dhawaan waxaa Socdaal kuyimi Magaalada labaad ee Waddanka Engiriiska Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Mudane C/raxmaan Saylici, anigoo ahaa Shakhsigii kasoo tabinaayay Warbixinta Socdaalka Musharaxa kuna sugnaa markaas Magaladan degenahay ee Birmingham ayaa Waxaa Sida Cadada u’ah Bulshada Somaliland ee Jecel waddankooda waxay usoo dhaweyeen sidey markasta usoo dhaweyaan Madaxda katimaada Waddanki hooyo, Waxaa Sodhaweeyntaa Shirkii loo qabtay Saylici kasoo qaybgalay qunsulka Somaliland ufadhiya Gobolka West Midlands Mudane C/raxmaan Ali Ubaxle.

C/raxmaan Ubaxle runtii waa nin bulshada Somaliland ee degen Gobolka kaga jira tiir dhexaad wuxuu kusoo dhaweeya wixii Madaxa ee yimada Gobolka qaab qunsul Saddexda Xisbi ee Qarranka Somaliland leeyahay Waxay xaq ugu leeyahiin inuu Saddex’daba soo dhaweeyo Madama oo uu’yahay Qunsulka Somaliland ee Gobolka.

Haddaba waxaa layaba anoo aha ninkii Soodiray warkii iyo Sawiradii lagusoo dhaweeyay C/raxmaan Saylici Shabakadaha qaar iney majara habaabiyeen warkaan-diray, Dhaqanka Saxaafada xorta waxaa xaraan ka’ah inaad badasho wax jira abuurtana wax aan jirin Mr: Ubaxle shirka wuu kasoo qayb galay Xisibi ayuu katirsanaa Layiraahdo UDUB wuxuu sitey mas’uuliyad Qunsuleed wuxuu halkaas kajeediyay hadal kooban oo udhignaa isdatan.

intaas kadib waxaa codbaahiyaha lagusoo dhaweeyay mudane C/raxmaan Cali Ubaxle, oo kamida mas uu liyiinta Xisbiga UDUB, oo isna kasoo qayb galay xafladaas, wuxuuna yidhi Birmingham hadanu nahay waxanu dadka usoo dhaweynaa Jaliyad ahaan Kusoo dhawoow C/raxmaan Saylici Magalada Birmingham, intaas kadib wuxuu Mr Ubaxle sheegay in UDUBtii shalay iyo UDUBta maantu anay isku mid ahayn, isagoo arrintaa ka hadlayana wuxuu yidhi C/raxmaan hadaan illahay UDUB nas ukeenin sidani maha sidey ku guuleysanaysay, Isagoo ujeeda marorsigii kadhacay Shirweynihii UDUB iyo sida ragii UDUB gushii hore u horseedey looga talaabsadey.

Hadalkuu jeediyay c/raxmaan Ubaxle intaas buu ahaa Waxaa hadaba yaba dadka Warxumo tashiilka ee hadalka iyo milgaha dadka meel kagadhacaaya, Ubaxle waa Udub-yahan Dimiquradiyad doona haduu Galaayo Kulmiye runtii mala isagay ahayd in laweydiiyo lakiin malaa ogaalkay kaculus Mas’uul Sawir kugala Xisbi Waxaan modaayay haduu Ubaxle Galayo Kulmiye xitaa isagoo sidan kaculus buu gali laha watana tageerayashiisa.

Waxaan usheegaya Dhamaan Shabakada iyo Dadka warxumo tashiilka ee turjunka xun sameeyay Xasha’ee Midho nimaan cunin maqabtaan teeda kale Shacabka Somaliland waa dad walaala oo isku Waddana qofku xaqbuu uleeyahay mawqifkiisa iyo wuxuu amin sanyahay lakiin hebel ayaad meel isla taagtay runtii malaa ogaalkay maha wax laysku ceeb sado Waxaa kaloo yana yaaba hadaan manta Casuumad kala qayb galo Hogaamiyahasha Xisbiyada UDUB Ama UCID Ama Kulmiye macnahu miyuu noqon kara waxaad tahay Xisbiga, Waxaad ogataan dhamaan inta usaxiibka qalinka ee wax qorta in tariikhdu anay kucafinayn wixii aad kas iyo xumaan usameyso if iyo akhirana anay waxnayn.
Waxaad jeceshay hadii lasaxo oo aad isku Xisbi qofka tahiin oo uu wax dii danyahay mahaboona inad ribeysid Ubaxle sidaan kuhayo tariikhdiisa waa dadkii Bud’dhigay Xisbiga UDUB wuxuuna kubixiyay tacab badan hadana waa qolada diidan Maroorsiga kooxda gaarkahi maroorsadeen Xisbiga wuxuuna Ogaalkay doonaya Sixid UDUB iyo Kusoo dabalid Dimuquradiyada.

Alla mahadleh
Muniir Ahmed Egal
Uk/ Birmingham E-mail muniir10@gmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: