TACSI (INAA LILLAAHI WAA INAA ILAHAYHI RAAJICUUN ) RAXIMAHULAAH.

TACSI (INAA LILLAAHI WAA INAA ILAHAYHI RAAJICUUN ) RAXIMAHULAAH.
Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Waxa xalay Magaalada Jigjiga Ku Geeriyooday Marxuum Hussein Shiekh Mohamoud Shiekh Haruun, Marxuumka oo muddo dheer ka mid ahaa Macallimiinta Qaranka.

Waxannu Illaahay ka baryeynaa in Marxuumka Jannadii Fardawsa ka waraabiyo. Qoyska, Ehelka iyo Shacabka Somaliland na uu Samir iyo Iimaan Ka siiyo Aammiin.

Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: