NIN QAWL KA DHACAY WAA GEED QOLOFI KA DHACDAY

Nin qawl ka dhacay waa geed qolfofi ka dhacday
mudane daahir riyaale iyo xsibigiisa udub imisa jeer ayay balan qaadeen inay qabanayaan
doorashada somaliland waqtigeeda
maxay markasta u garab maraan hadalkii ay shalay balan qaadeen
waa maxay  xogta ka danbaysa   in la hor istaago  qabasho doorasho xalaala
kulmiye inuu qaadaco hadalka komishanka waa mid aanu taageersanahay hadaanu nahay shacbiga somaliland
waa  xaq in ay diidaan cadaalad xumida komishnak iyo ucidba ku daba galeen dawlada waqtigeedii dhamaaday mudo sanad iyo badh ka hora
waxaaanu leenahay nin kasta waaa lala xisaabtamayaa hadalkiisa iyo mawqifkiisa
hadaa manta jidaysaan in qasriga laysku dhajiyo ogaada nin kastaaba markiisa wuu kordhisan

waxaan kula dardaarmayaa xisbiga kulmiye ee maanta horseedka u ah shacbiga
ha ka noqonina go,aanka ah in la keeno dawlad si wada jira loo soo dhiso
marka ay timaado ama dhamaato waqtigii   dawladani ay xilka tirin lahayd
bissha 6,4,2009 ayaa  ku dhawaaqdeen in ay noqoto maalinta kama danbaysta
hadaba  qalbiga iyo niyadaba waanu idinka taageersan nahay
shacbigu waa dhinaciina , umadu waxay idinla barbar joogtaa naf iyo maalba
dhamaan qurba jooga   meel kasta jooga waxay idin lee yihiin  anagaa garab iyo gaashaanba idinla  dhinac taagan
waayeelka , dhalinyarada , mujaahidiinta , dumarka iyo caruurtaba waxay taagan yihiin in la qabto doorasho xalaala oowaqtigeeda dhacda
uma dulqaasan karno in maanatana  dib loo dhigo doorashada
hadaba kulmiye yaanu ka noqon go,aanka uu qaatay . maaha in maalinkasta aad hadal ku dhawaaqadaab ka dibna aad tidhaahadaan hadal kale oo kii ka duwan ama ku raacdaan  go,aankooda
go,aankani ha noqdo mid meel mara
hadaa xiniiyo na tusteen reer udub bal ninka laga xiniiyo waynaado haloowada joogo
axmed muuse qoorgees
qoorgees-maqosle@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: