INAA LLILAAHI WAINAA ILAHAYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ

INAA LLILAAHI WAINAA ILAHAYHI RAAJICUUN GEERIDU WAA XAQ

Dhamaan hawlwadeenada bahwaynta Mareegta Wararka ee TogaHerer oo kala jooga dunida daafaheeda waxay tacsi u dirayaan dhamaan eheladii iyo qarabadii iyo waliba Ummadda Somaliland ee ay ka baxeen labada Marxuum ee kala ah Marxuum Hussein Shiekh Mohamoud Shiekh Haruun Iyo Marxuum Jaamac Maxamed Ismaciil(Jamaac Dhiif)

Marxuum Hussein Shiekh Mohamoud Shiekh Haruun, oo muddo dheer ka mid ahaa Macallimiinta Qaranka Somaliland Dhamaan Geyiga Somalidu degtana laga yaqaanay oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee ismaamulka Somalida Ethiopia, Iyo Marxuum Oday Jaamac Maxamed Ismaaciil (Jaamac Dhiif) oo ka mid ahaa odayada Somaliland oo habeenkii Xalay isna ku geeriyooday Magaalada Hargeysa isla saakana lagu aasay Hargeysa.

Labada Marxuum waxaanu Ilahay uga baryeynaa in uu godka u nuuro iilka neecaw qabaw iyo naruuro ku siiyo janadii fadawsana ka waraabiyo.

Amiiiiiiiin AAmiiiiiiiiiiiin
———————————————————————————————————————-

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN TACSI TIIRAANYO LEH Anagoo Kala Ah:
Maxamed Yusuf Muse
Mustafe Yusuf Muse
Mubaarik Yusuf Muse
Caaqil Muxumed Axmed Muse
Nuur Maxamed Kudhaace
Maxamed Yusuf Siciid
Axmed Yusuf Siciid
C/qaadir Yusuf Siciid
Raygal Ismaaciil
Ibrahim C/laahi
Dube Axmed Muse
Mustafe Ismaacil Axmed
Saleebaan Xasan Faarax
Muse Aw Xuseen
Muse Maxamed Adem
Cali Yusuf
Waxaanu Dhamaantayo Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Xaaskii iyo caruurtii iyo Ehelkii ay ka geeriyoodeen Marxuumiinta Kala ah Allaha u Naxariistee Marxuum Hussein Shiekh Mohamoud Shiekh Haruun Iyo Marxuum Jaamac Maxamed Ismaciil(Jamaac Dhiif)
Oo ku Kala Geeriyooday Magaalooyinka Jig Jiga Iyo Hargeysa Habeenkii Xalay ahaa, laguna aasaay Magaalada Hargeysa.

Waxeyna Ilaah Uga Baryayaan in uu Janadii Fardowso ka Waraabiyo Labada Marxuum, Samir iyo Imaana Ka siyoo Xaaskii ,CaruurtiiIyo Dhamaan Ehaladii iyo Asaxaabtii ay ka Geeriyoodeen Marxuumiintu.
Aamiin, Aamiin, Aamiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: