HAMABLYO MEHERKA MUDANE C/RISAAQ YUSUF C/LAAHI (DIIRQADHAADH) IYO MARWO SABAAD MAXAMED JAAMAC

HAMABLYO MEHERKA MUDANE C/RISAAQ YUSUF C/LAAHI (DIIRQADHAADH) IYO MARWO SABAAD MAXAMED JAAMAC

HAMABLYO MEHERKA MUDANE C/RISAAQ YUSUF C/LAAHI (DIIRQADHAADH) IYO MARWO SABAAD MAXAMED JAAMAC
Hambalyo Meherka Mudane C/risaaq Yusuf C/laahi (Diirqadhaadh) Iyo Marwo Sabaad Maxamed Jaamac.

Anaga oo kala Ah dadka Hoos Ku qoran waxaanu Hambalyo U diraynaa Boqorka Iyo Boqorada C/risaaq Yusuf C/laahi (Diirqadhaadh) Iyo Sabaad Maxamed Jaamac.
Oo Meherkoodu Ku qabsoomay 02 Mar 2009 Maalinta Isniinta magaalada Hargeisa gaar ahaan Hotel Xamdi.

Dhamaan Qoyska Reer Yusuf Muse Aden Iyo Reer Muse Aden
Maxamed Yusuf Muse Xaaskiisa Caruurtiisa
Mustafe Yusuf Muse
Mubaarik Yuusuf Muse
Saleban Xasan Faarax Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa
Nuur Maxamed Cabdi Xasaskiisa iyo Caruurtiisa
Yusuf Maxamed Xuseen Xaaskiisa
Muse Aw Xuseen Dubad Xaaskiiska Iyo Caruurtiisa
Cabdi Maxamed Siciid Xaaskiisa iyo Caruurtiisa
Saleebaan Ibraahim Xaaskiisa iyo Caruurtisa
Muuse Maxamed Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Waxaanu qoyska cusub ugu ducaynaynaa mustaqbal wacan oo kulmiya farxad, caafimaad, barwaaqo, kheyr oo dhan mid adduunyo iyo mid aakhiraba, ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca. Aamiin.

Waxaananu leenahay ducadii Rasuulkeenii Suubanaa uu odhan Jiray xafladan oo kale ee ahayd.

BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA-JAMACA BAYNAKUMAA FIL KHAYR
————————————————————–

Dhamaan Bahda Shabakadda ToggaHerer waxay Hamablyo Meher U diraysaa
Meherka Mudane C/risaaq Yusuf C/laahi (Diirqadhaadh) Iyo Marwo Sabaad Maxamed Jaamac.
Oo Meherkoodu ka qabsoomay Magaalada Haregisa gaar ahaan Hotel Xamdi waxaanunu leenahay haddii aanu nahay Bahda ToggaHerer soo dedejiyaa Arooska Allena ha idnaka yeelo kuwii kala hela Ubad khayr qaba kuna waara badhaadhe iyo barko .

Waxaanu qoyska cusub ugu ducaynaynaa mustaqbal wacan oo kulmiya farxad, caafimaad, barwaaqo, kheyr oo dhan mid adduunyo iyo mid aakhiraba, ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca. Aamiin.

Waxaananu leenahay ducadii Rasuulkeenii Suubanaa uu odhan Jiray xafladan oo kale ee ahayd.

BAARAKALAAHU LAKA WA BAARAKA CALAYKA WA-JAMACA BAYNAKUMAA FIL KHAYR

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: