WALI MALA ARKAY NIN AFRIKAANA OO KURSIGA XARAGO KAGA DAGA SHARAFNA KU DHEX JOOGA UMADIISA

WALI MALA ARKAY NIN AFRIKAANA OO KURSIGA XARAGO KAGA DAGA SHARAFNA KU DHEX JOOGA UMADIISA

samir badanaa dadka reer somaliland ma waxay kasoo tafiirmeen nabi daa,uud calayhi salaam. sida ay u gu dulqaadanayaan xuukuumada waqtigeedii dhacay
hadana sadex biloo ayaa dib loo dhigay doorashadii oo lasoo qoray 91 maalmood
waxaa la yaraynayaa waqiga markaasaa la soo qorayaa 91 maalmood oo kaliya
laakiin 91 maalmood waa sadex bilood waxaanay ku beegan tahay bisha lixaad ama june
dadka somaliland waxaan odhan lahaa waad samirteen in badan
ilaahayna xagiisa ayaad ka helaysaan samirkaa badan ee dalkiina dhibaatada u diidaysaan
hadaba dawladan waqtigeedii mar hore dhacay ee hadana loogu daray waqti kale oo xaq daro ah
maantana waqti kale oo xaq daro ah loogu daray
raga meesha isugu tagay xataa ma garan waayeen naftiina u xishooda haday ilaahay iyo aadmiga ka xishoon waayeen
ilayn nin waynu waa kii dhawrta afkiisa iyo adinkiisa iyo arinkiisaba
ma waxaynu ku jiri uun kalmadan la caadaystay ee ah ,,,dib ayaanu u dhignay doorashadii,,,,
hadalkani hadii miisaanka afka soomaaliga la saaro ma yeelanayaa macno wayn
haday shalay guurtida aad u isticmaasheen in kursiga aad ku fadhidaan
maantana komishanka aad istcmaasheen oo hadana waqti kale laydun ku daray
toloow barina maxaa la isticmaali saw maaha dagaal ka dhex oog shacbiga
mar kale waxaan ku waaninayaa nimankan odayaasha ee aan maanta gu iyo garaad midna u hadhin inay dalka nabad ku dhaafaan, umadana xurmeeyaan
aakhiradoodana ku seegin danuub ay ka galan umada somaliland
tolow hadaan anigoo guuleed cismaana la hadlo riyaale ma imaqlayaabaa u mayalnaysaa
dee aynu tijaabino
mudane madaxwayne alla ha ku daayee waqtigaagii wuu dhamaaday
maad masaajidka iska gashid oo aad tusbax iska qaadatid danbi dhaafna ilaahay baridid
qasrigana kasoo ururso alabtaaada anagaa kula guraynee .gidi anagaa gurayna alaabta adigu gaadhiga shidhka hore siii fuul ma boorame ayaaanu ku gaynaa sorry madaxwayne
raali galin waadigii reer hargaysa noqday
guuleed cismaan gahayr
ggahayr@yahoo.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: