MUJ SIILANYO WAAN HUBA OO KA YEELI MAAYO MUDDO KORDHIN RIYAALE EE TALAW FAYSAL MUU MUUJIN..

MUJ SIILANYO WAAN HUBA OO KA YEELI MAAYO MUDDO KORDHIN RIYAALE EE TALAW FAYSAL MUU MUUJIN..

Waxaan aad u layabahaay Indh aadkanta iyo xishoodlaanta xukuumada Udub ee dalka, ka talisa waxaaynu ka warhayneey In ku dhawaad laba goor si sharci daro ah wakhtiga loogu kordhiyaay, madaxweyne riyaale iyo ku xigeenkiisa, sidaa aaynu lawada socona dalkeenu maanta wuxuu ubanahan yahay is badal siyasdeed oo dhinacwalba ah waayo 7sano ee aay UDUB dalka xukumaysay wax habayaratee qabsoomaay, majiraan aan ka ahaayn waxa aay shacabku qabsadeen, dorashadi hore marka runta la sheegayo waxaa guulasytaay Xisbiga Kulmiye, Hadana waaynu ka warhaaynaay in laga faramaroorsadaay, taasna sababteeda waxaa lahaa golha guurtida, oo maanta indhaha kala furaay, kuna bararuugay in dalka uu haysto kali taliye dantisa mooye aan aqoon danta shacabkiisa,aqoon waxaynu kaloo la soconaa sida loo la dhaqmeey garabkii dimuquradi doonka ahaa, oo si qasab ah looga hor istaagaay inaay shirweynahooda qabsadaan, magaalada hargeisa huteeladeedi oo dhan laga maamnuucaay waxaaynu la soconaa in si jujuub ah banaanka looga dhigaay xisbiga dhamaan musharaxiintii damacooda cadeyaay, donayaayna inaay ku tartamaan dimuquradiyad, madama dastuurkeenu uu dhigaayo In muwadinkasta oo somalilander ahi wax dooran karo lana doorankaro, sideebay maanta ku dhacaysaa in wakhtiga loo kordhiyo madaxweynaha somaliland mudane daahir riyaale kaahin, mida kale waaynu ogayn in laysku dayaay in saleebaan nuur laga qaado gudoomiyha guurtida si qasab ah lakiin waay fashilantaay, wuxuu madaxweynuhu raja ka qabaay in saleeban gaal ka aqbali dono kordhin, lakiin markii saleeban gaal ka diiday waxaa laysku dayaay in dhameel la daadiyo dabadeedna guurtida aay xilka ka qaadan, si mesha loogu badalo nin kaloo akhyaar ah oo amarka madaxweynaha qadanayaa una kordhinaaya shan sano danbe haduu doono, lakiin xaqiiba dil dilaacaay, imika wakhtiga dalku wuxuu ubahana yahaay is badal siyasadeed dorashaduna inaay wakhtigeeda ku dhacdo waa lagama maar maan, isku soo wada duubo hadii aay ka aqbalaan xisbiyada mucaaridka muda kordhin danbe iyaga is basaasay, waxaana u cadanaaysa shacbiweynaha somaliland inaanaay hanaan karin inaay xukumaan dalka, Markaa waxaan odhan lahaa hays basaasina hana ka yeelina muda kordhin waayo waxaa dhici karayasa inaad tageera ku waydaan waa hadii aad mujisan jileeca laydinka ka arkaay, waliba waxan udigayaa gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee UCID faysal cali waraabe oo aanaay siyasadiisu bislaayn, waayo shacabka somaliland waxaay kugu xantan faysal dabeyl xagaah, kolaay xisbiga kulmiye waa lagu kalsoon yahaay waanaay mawqif adagyihiin, lakiin mashaqo waxaay ka joogta dabeyl xagaa ma ogolaan doona, mise dhiig buu is galin maanta oo daaqadu kala bixi ina riyaale.

maxamed cali
somaliland_secret@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: