Hambalyo Meherka Kayse Cabdilahi Maxamed iyo Idil Maxamed Cabdi (Mooge)

Hambalyo Meherka Kayse Cabdilahi Maxamed iyo Idil Maxamed Cabdi (Mooge)
Dhamaan bahda Togaherer New Network oo kala jooga dunida daafaheeda waxa ay hambaly iyo bogaadin u dirayaa Meherka
Boqorka Kayse Cabdilahi Maxamed(Keyse Fanax ) iyo Boqorada Idil Maxamed Cabdi (Mooge) oo merherkoodu ka dhacay magaalada Hargaysa.(2/28/2009)

Hambalyo Meherka Kayse Cabdilahi Maxamed iyo Idil Maxamed Cabdi (Mooge)

Heesaa hore maan ahayn se bal aan isku dayo in aan u heesho Saxiibkayo Caruuska, alla mayee heesta horta aan ka horaysii inta aanaan magacaabin caruuska.
(Labdii hodmee hoy wada galee Hoodale noqdee hibo iyo ducaba naga hooya hooyoo hooya)

Dhamaan bahda Togaherer New Network oo kala jooga dunida daafaheeda waxa ay hambaly iyo bogaadin iyo waliba duco aan la soo koobi karayn u dirayaa

Boqorka Kayse Cabdilahi Maxamed(Keyse Fanax )

iyo

Boqorada Idil Maxamed Cabdi (Mooge)

Oo iyaga oo ku wada nool oo wada jooga Cariga Ingriiska Isniintii dhawayd Meherkooda looga mushxaraday ceelkii Hargaysa waliba Huteelkii qurxoonaa ee Summer Time ee Siciid Sheekh ee magaalada Hargaysa.

Ugu dambaynti waxanu leenahay ducadii rasuulka ee ahayd

(Baarakalaalu laha wa baaraka calayka wa jamaca baynakumaa bil khayr aw fil khayr)

Amiiiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: