MUXUU CABDILAAHI MATAAN AW XASAN U XIDHAN YAHAY 4 BILOOD XUKUN LA.AAN?????

MUXUU CABDILAAHI MATAAN AW XASAN U XIDHAN YAHAY 4 BILOOD XUKUN LA.AAN?????

MUXUU CABDILAAHI MATAAN AW XASAN U XIDHAN YAHAY 4 BILOOD XUKUN LA.AAN?????

Cabdilaahi Mataan Aw Xasan, waa muwaadin reer Somaliland ah oo xilligii maxaakiimta joogay magaalada Muqdisho, dalkana ku yimi cafis uu ka helay dawlada Somaliland, illaa 2007 waxa uu si nabadgelyo ah ugu noolaa magaalada Hargeysa.

Bishii November ayay xukuumadu xabsiga u taxaabtay Cabdilaahi Mataan, illaa haddana waxa uu ku xidhan yahay xarunta C I D a magaalada Hargeysa, wax xukun ah oo lagu ridayna ma jiraan, wax dambi ah oo lagu helayna ma jiraan, hadii dambi lagu helona waxa fiican in la caddeeyo hadii kalena xoriyadiisa loo soo celiyo.

Xukuumadu waa inay muwaadiniita wixii dambi gala xukuntaa, wixii kalena ay sii daysaa, xadhigan noocan ahina ma aha mid wanaagsan. Waayo Cabdilaahi waxa uu ahaa Aabe masuul ka ah laba wiil iyo laba xaas oo maati ah. Waxaanan u soo jeedinayaa in ay Cabdilaahi xoriyadiisa ugu soo celiyaan sida ugu dhakhsaha badan.

Xadhiga noocan ahna waxa lagu tilmaami karaa tacadi aan geedna loogu soo gaban, oo lagula kacay ummad aan illaa hadda wax dambi ah lagu haynin.

Maxamed Maxamuud Yuusuf
kingladane@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: