OGAYSIIS KU WAJAHAN DUMARKA REER SOMALILAND EE UK

OGAYSIIS KU WAJAHAN DUMARKA REER SOMALILAND EE UK

OGAYSIIS: Ku Dumark Reer S/L ee UK::

Waxaanu si sharafleh u casuumaynaa dhamaan Dumarka Reer S/L ee Ku nool Cariga UK In ay kasoo qayb galaan aqoon is waydaarsi ku saabsan doorka ay dumarku ka ciyaari karaan horumarka dalka iyo arimaha bulshada.

Wuxuu Shirkaasu dhici doonaa Maalinta Sabtida Ah 28/02/09. Waxaanuu ka dhici doonaa galbeedka London, from 3pm to 7pm,

Full Address::
Community Centre,
Beach Avenue.
Acton Vale. W3 7JZ.

Waxa Shirkaa iyaguna ka hadli doona madax aad u culculis oo ay ka mid yihiin:

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka.: ENG: Faysal Cari Waraabe.

Gudoomiyah Baarlamanka S/L: Cabdi rahmaan Ciro.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee UCID Aadan M. Mire (Waqaf)

Iyo Madax kale oo badan oo reer Somaliland ah

Wixii faahfaahin fadlan kala soo xidhiidh

Siciid Cumar: 07825 769 641
Mohamed Ibraahin 07507 790 906
Saynab S 07508 035 508
Yaasmiin 07969 461 589
Hamse 07737522004
Thanks (UCID, UK;;

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: