MANALA GARAADBAA

MANALA GARAADBAA

Manala Garaadba

Doorashadu waa shey qiimo leh waayo waxay ka tarjumaysa fidrada qofka bina-aadamka oo ah in la doorto amma isagu wax doorto, sidaas awgeed madaxweyne Riyalleh iyo xukuumada somaliland haday doorashada helaan waa guul hadii laga helana waa u guul waayo iyaga ayaa suurtageliyay in ta ka sokeysa Ilaahay markaa Madaxweyne Riyaaleh yuuna ka cabsanin doorashada wixii ka dhacay shirkii Udub waxa kala siman wixii ka dhacay kulmiyeh iyo Ucid, Riyaaleh uma malaynaayo in laga adkaan doorashada waayo wuxuu ka soo gudbay marxalad adag imikana wuxuu u xuubsiiban in dawlad tayo leh soo dhiso si uga fogaado wasiirada aan marnaba laxa jeclaado ka heyn somaliland una muuqda kuwa u soo shaqa tagay . Runti bina aadamku kaamil ma aha ee waxa kamila eebbe subxaana watacaala , waxaana kula talin lahaa in uu badalo dhammaan wasiirada xitaa uu ku daro madaxweyne ku xigeenka waayo ma aha rag karti iyo aqoon u laha ee waa rag badidooda laga soo daadguraayay kuna yimid wastada suldaanada iyo qabaailka.

Guul iyo Lix sano oo Riyaaleh la soo doorto.

Wa billaaho tawfiiq

Max’d Cilmi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: