UDUB OO KU LAALUUSHAY KOMISHANKA INAY DOORASHADA HAKIYAAN

UDUB OO KU LAALUUSHAY KOMISHANKA INAY DOORASHADA HAKIYAAN

Waxa is soo xidhay dhamaan qabcadihii udub ay isticmaalayeen ee ay ku hor jarayeen doorashada oo qabsoonta
dhamaan beentii way soo gudhay, dhamaan wado kastaana way soo xidhantay
waxaa maanta afbuuxa la sheegay IN AAN LACAG LOO HAYN DOORASHADA LAGU QABTO

waxaa inoo cadaatay in aan doorasho jirin haba yaratee
waxaa inoo cadaatay in gudida komishanka doorashooyinku ay qaateen laaluush iyo qarash ay kula dhinac noqdaan dawlada una adeegaan danta xisbiga udub
waxa xaqiiqa in marka horeba aan diyaar loo ahayn in doorasho la qabto
waxaan taa kuu cadaynayaa hadalkii mid ka mida kooxda komishanka doorashooyinka ninka la yidhaa AXMED MAXAMED XAAJI DAAHIR
uu yidhi [[[[[[[[[[ markaanu dalbano waraqaha codaynta ee aanu ka dalbano kambaniyada sameeya waxay hargaysa ku iman karaan 34 cesho]]]]]]]]

hadalkaa macnihiisu waxaa weeye wax diyaar gorowa oo marka horeba la qabtay muu jirin maxaa yeelay nin aan haysan waraaqihii lagu codaynaayay
dee foodba ma qaban karo doorashadiina waxaaba ka hadhay sadex wiig

waxa kaloo ay kooxda komishanka udub ma odhan karno komishanka qaranka waayo waa ninman u adeegaya danta xisbiga talada haya ee udub
waxa kalo ay marmarsiiyo wayn ka dhiganayaan wax aan macquul ahayn
oo ay ka mid yihiin serverka computerka oo aan la hayn natiijadii is diiwaan galisay iyo tiro koob saxa
waxase aanay isba waydiin yaa hawsha gacanta ku hayay
adeer udub iyo idinkaaa waxan gacanta ku hayay oo maamulkeeda hayay
hadaaa saxaysaan iyo hadaa qaldaysaanba waa wax gacantiina ku jiray

ugu danbayn ha la doorto gudi cusub oo xilka komishanka doorashada si cadaalada u qabata kuwan u adeegaya udubna ha is casilaan
DAWLADA WAQIGEEDII HORE U DHACAYNA WAXAANU LEENAHAY
meesha si nabada ku dhaafa oo cago jiidka daaya
mise waxaad rabtaan in tunka la idin qabto oo feedh iyo laad kaga soo baxdaan
RAG WAAWAYN ISKA DHIGOO BUSTIHIINA MEESHA KA QAATA GUULEED CISMAAN GAHAYR

ggahayr@yahoo.com
london uk

UDUB OO KU LAALUUSHAY KOMISHANKA INAY DOORASHADA HAKIYAAN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: