HADII AANU NAHAY QURBAJOOGTA BEESHA GABOOYE WAANU DHALIILNAY QAAB DHISMEEDKA DAWLADA CUSUB

HADII AANU NAHAY QURBAJOOGTA BEESHA GABOOYE WAANU DHALIILNAY QAAB DHISMEEDKA DAWLADA CUSUB

KU :MADDEXWEYNAHA SOOMAALIYA ,SHEEKH SHARIF SHEEKH AXMED,
KU ;GUDOOMIYAHA BARLAMANKA SOOMALIYA & XUBNIHIISA BARLAMANKA
KU:RAYSARWASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA
Qoraaga(BARKHAD XAAJI CABDI,MR GABOYE)

ANIGOO AH AFHAYEENKA LABAaD EE URURKA (GABOYE MANORITY ORGANIZATION) EE XURINTISU TAHEY ,LONDON,UK, KUNA HADLAYA MAGACA GUDOOMIYAHA & MASUULIYIINTA URURKA,GMO,,IYO MAGACA
BEESHA GABOOYE EE QURBA JOOGTA YURUB & WAQQOYIGA AMERICA ,AQOONYAHIINTA ,WAXGARADKA ,HOGAAMIYE DHAQMEEDKA ,CULIMAA UDIINKA, URURADA DHALINYARADA ,& DHAMAAN JALIYADAHA QURBA JOOGTA GABOOYE EE KUNOOL ,YURUB & WAQOOYIGA AMERICA ,

MARKA UGU HOREYSA ANAGOO TAAGEERSAN ,MADAXWEYNAHA CUSUB ,SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED & DOWLADA CUSUB EE SOOMAALIYEED ,
WAXAANU KA CABANEYNAA OO AANU QAADACNEY , QAABKA LOO DHISEY WASAARADAHA DOWLADA EE UU SOO DHISEY RESARWASAARAHA CUSUB EE SOOMALIYA ,TAASOO AH MID AAN SI XAQA LOO SAMEYNIN ,SABABTOO AH ,XAQII & XAQUUQDII AANU KU LAHEYN NALAGAMA SIININ ,SAWAARADAHA ,36, EE LOO MAGACABEY ,36,WASIIR ,HAL WASIIR NALAGAMA SIININ WAXANU TAAS U ARAGNAA INEY TAHEY MID AAN XAQ & SINAAN CADAALADEED LAGU MAAMULIN ,

WAXAANU LEEHNAHEY XAQ & XAQUUQDAYADII WAA LAGU TUNTEY ,WAANA MID LA QUURSADEY JIRITAANKAYAGII WAANA MID NALAGA HEYBSOOCEY UMADA SOOMAALIYEED WAANA MID SI CAD LA NOO TAKOOREY MARNABA AAN SHARAFTAYAD & KARAAMADAYADA AAN LA TIX GALIIN

ANAGOO AH BEESHA KALIYA EE AAN KA QEYB QAADAN DAGAALADA SOKEEYE SOOMAALIYA EE MUDA LABAATANKA SONO KA SOCDEY DALKA ,WAX DANBIYANA KU LAHEYN DHIBKAS KA SOCDA SOOMALIYA ,WAXAA NASIIB DARO NOQOTEY INAAN TIXGALINTEEDII NALA SIININ ,LAAKIIN TIX GALILINTA LA SIIYO DAGAAL OOGAYASHA ,TAASINA WA MID XAQDARO AH ,

ANAGOO TAAGEERSAN ,MADAXWEYNAHA CUSUB ,SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED & DOWLADA CUSUB EE SOOMAALIYEED , UNA HANWEYNEY INUU NOQON DOONO MADDAXWEYNAHEENA SHEEKH SHARIIF ,MID DALKA SINAAN & CADAALAD KU MAMULI DOONA ,UMADAYADAN DULMIGA & TAKOORKA HEYB-SOOCA LAGU HAYEYY MUDADA BADANA UU WAXWEYN U QABAN DOONO , LANA DAGALAMI DOONO DULMIGA & QUURSIGA XAQ DARADA AH EE AAN SHARCIGA DIINTEENU ISLAAMKU OGALEY ,

SIDA MARKUU SHEEKH SHARIIF AHA GUDOOMIYAHA MAXAAKIIMTA ISLAAMKA EE KA TALINAYEY MUDADII YAREY GABOLADA KOONFUREED GAAR AHAN MUQDISHO WUXUU SAMEEYEY INUU LA DAGALAMO ,TAKOORKA & QUURSIGA KU SALEYSAN HEYBSOOCA TAAS OO UU WAX WEYN KA QABTEY WAKHTIGAAS UU GUDOOMIYAH AHA ,BALSE MIYANEY NASIIB DARO AHEYN MAANTA OO UU MADAXWEYNE NOQDEY IN LAGA TAKOORO MAAMULKA XAQ & XAQUUQDOODANA LAGU TUNTO BEESHA GABOOYE ,

GUNTII & GABA GABADII ,WAXAANU LEEHNAHEY OO AANU BAAQAN U DIREYNAA ,MADDAXWEYNE SHEEKH SHAFIIR & RESARWASAARIHIISA & GUDOOMIYAHA BARLAMANKA & XUBNIHIISABA INEY ARINTAN XAQ DARADA AH SIDEGDEGA WAX UGA QABTAN ,XAQAYAGII & XAQUUQDAANU KU LAHEYN MAAMULKA WASAARDAHANA QEYBTAYADII NALAGA SIIYO

HADII AAN NALAGA SIINA WAXAANU HALKAN KU CADEYNEYN HADDAANU NAHYE MASUULIYIINTII & HORMOODKII QURBA JOOGTA BEESHA GABOOYE INAANU KALA NOQONEYN TAAGARADII & KALSOONIDII AANU U HEYNEY ,MADDAXWEYNAHA & DOWLDAIISA SOOMAALIYEED,WAX AANU U AQOONSANAYNAANA JIRIN ,

WABILAHI TOWFIIQ,

QORE WAKIILKA URURKA(GABOYE MANORITY ORGANIZATION)ONTARIO CANADA ,
(BARKHAD XAAJI CABDI,MR GABOYE)
EMAIL:abokoriye1@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: