NINMANKA S/LAND UDHASHAY JAGOOYINKA KA QABTAY SOAMLIA KOLAY SIDII ISAMCIL BUUBAA AYAY SHAQO TAGEEN

NINMANKA S/LAND UDHASHAY JAGOOYINKA KA QABTAY SOAMLIA KOLAY SIDII ISAMCIL BUUBAA AYAY SHAQO TAGEEN
Marka Hore waxaan salamaaya dhamaan Bahda saaxafada Somaliland Marlabaad, hadaan usoo dego Dulucda Ujedada Maqaalkayga sidaa aaynu Lawada soconaba Waxaa la soo dhisaay dawladii somaliya, Golaheedi wasiirada iyada oo loo magacabaay jagooyin wasiiro Niman ka soo jeeda somaliland,
lakiin aan la garanaayn cida aay matelayaan, jagooyinka wasaaradaha ee lamagacabaay Nimanka somaliland udhashaay waxaay lamid yihiin, sidii ismaciil buubaagii shaqa tagaay waayo isaguba dawladihii kal danbeyaay wuxuu ka soo qabtaay xilaal dawladii carta, lagu soo dhisaay ee uu cabdiqaasim salaad xasan madaxweyna ka ahaa wuxuu ahaa wasiirka Arimaha dibada, Masiirka shacabka somaliland wuxuu ka badalaay maay jirin, dawladii cabdulaahi yusuf wuxuu ahaa wasiirka waxbarashada, wuxuu ku soo kordhiyaay ama uu ka badalaay mawqifka shacabka somaliland aay Aminsan yihiin muu jirin, Hadaba, markii xilka raisal wasaaranimo laga qadaay maxamed cali geedi, xukuumadii nuur cade uu soo magacabaay, wax xil ah lagama siin ismaciil hure buubaa, Kadib wuxuu bilabaay inuu warbaahinta Marka laga wareysanaayo uu yidhaahdo qadiyada somaliland waa muqadas, lakiin wuxuu cadeyaay In uu shaqsiyada ahaantiisa uu aminsan yahaay Mabda somaliweyn, Ma xuma shaqsi Inaga mid ah inuu tageero midnimo somaliweyn waa hadii aanu soo faragalinaayn

Qaranimada somaliland, Markaa wxaa cadataay Inuu buuba ahaa Nin shaqsiyadiisa u shaqa tagaay shacaba somaliland, inaay caalmaka Aqoonsi ka helaana, tageersan Hadaba madaxweynahan cusub ee sheekh shariif wuxuu ogadaay in ismaciil buubaa aanaay daacad ka ahaayn qadiyada somaliweyn ee uu yahaay Nin shaqa tag ah,Intii aan xukumadan la dhisin Mararbadan ismaciil buuba wuxuu ku celceliyaay somaliland waay uqalnataa In la Aqoonsado waana sabaab looga reebaay In loo magacaabo xil wasiirnimo Madaama aanu badali karin mawqifka aay shacabka somaliland ka tagan yihiin inaay lamidoobaan somaliya,Hadaba maalmo dhawaayd ayaa siyaro simbiririxo ah aay uga fakataay madaxweyne ku xigeenka In aan somaliya kala maarmi karin Inkastuu Markii danabana dafiraay oo uu yidhi anigu sidaa uma jeedin ee warbaahin madaxbanan ayaa hadalkaaygii badashaay, Hadaba waxaa wax lalayaaba ah Jagooyinkan la siyaay Nimanka asal ahaan somaliland ka soo jeeda, 

Ma masiirka umada ayaay wax ka badalayaan? waa mayaa waxaay marayaan wadaadii uu Buubaa Maraay waxaa la odhan karaa waa shaqsiyaad shaqo tag ah, Imika beelo badana oo koonfurta somaliya ah ayaa qadaacaay sida dawlada sheekh shariif, uu usoo dhisaay Raisal wasaare sharmarke, wasiiro badan ayaana iska casilaay jagooyinkii loo magacabaay, Markaa miyaanaay Ahayn In si aay iyagu uheshiyaan aay jagooyinkan siyaan dadka uga baahida badan si aay xal iyo nabad ugadhaan, Ilaay Nimanka somalilanderska ahi wax aay idinku kordhinayaan ma jirtee, anagu hadaanu nahaay shacabka somaliland muxaafid iyo mucaaridba waxaan u Aragnaa In jagooyinkaas aay idinka Buxiyeen Nimankaasi, mana jirto waxaay idinku soo kordhinaayaan, Anaguna waxaan u Aragnaa Niman shaqo tag ah waxaana wanaagsan inaanaay isku qancin Hadalkii madaxweyne ku xigeenka ina yuusuf yaasiin, ee ahaa somali makala maaranto, hadalna waa margi Nina sibuu u yidhaahdaa Nina sibuu uqataa, dalka iyo dadkayaguba waa somaliland Mawqifka shacabka somaliland cid badalaysaa Ma jirto Gooni isu taaguna iyo jiritaanka somaliland waa Muqadas.

mahad nuux muumin 
mahad_nuux09@hotmail.com 
pakistan islamabad

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: