WUXUU U MUUQDAA IN ISAGA LAFTIISA LA AFDUUBAY

WUXUU U MUUQDAA IN ISAGA LAFTIISA LA AFDUUBAY

Maarkalabaad Baaqakasoo yeedhaay Madaxweyneku xigeenka somaliland axmed yusuf yaasiin ee uu bbcda kasheegay uu leyahaay Nimanka musharaxiinta ahi ha noo yimadaan sii looga gaadho wadaxaajood iyo is qancin labada dhinac ah,

Taasi waxay cadayanayasaa in aanu axmed yusuf yaasiin kalamid ahaayn digtaatooriyada madaxweyne riyaale ee aay kukooban tahaay oo kaliya madaxweynaha kumeel gaadhka ah Marka waxaa wanaagsan madaxweyne ku xigeenku inaanuu madaxweyne riyaale Magac xumo ku xambaarin waayo Maanta sumcad kuma laha bulshada somaliland iyo waliba masuuliyiinta xisbigiisa,Markaa waxaba ku waanaagsan Inaad sxb kaa ku qanciiso aad ku xigeenka u tahaay inuu la tartamo Garabka dimuquradiga ah ee shirweynaha kale qabsadaay,maal ma hore ayaay ahayd markii aan ka akhriyaay shabakada hadhwanagnews, Inuu madaxweyneku xigeenku ogol yahaay tartan lakiin uu madaxweynuhu ka baqaayo tartan dimuquradi ah inuu la galo Musharaxiinta damacooda cadeyaay,kana tirsan xisbiga lakiin madaxweyne kuxigeenku wuxuu ku doodaay In aanaay cidi uu iman musharax ahi Markii isaga laga dhigaay gudoomiyaha gudida qaban qabaada shirweynaha UDUB Taasina waa waxba kamajiraan waayo Intaan shirweynaha gudida lamagaacabin Kahor ayaa Grabaka mujaahid dirawal cadeeyeen inaay yihiin musharxiin, isku soo wada duubo Hadalka axmed yusuuf yaasiin wuxuu u dhignaa mid aan meel mar Noqon karayn taasina Maaha midaay ku qancayaan Garabka dimuquradiga ah ee xisbiga UDUB ee adigu waad ogoshaay tartan lakiin saxiibka ayaa kursiga riyaale ayaa kursiga jeclaadaay siduu dhaxal uhelaay.

mahad nuux muumin 
mahad_nuux09@hotmail.com
paksitan islamabad 


Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: