WAA UKHASAARE SHEIKH SHARIIF INUU UMAGAACABO RAISAL WASAARE NIN SOMALILAND KA SOO JEEDA

WAA UKHASAARE SHEIKH SHARIIF INUU UMAGAACABO RAISAL WASAARE NIN SOMALILAND KA SOO JEEDA
Ina Khaliif Galaydhna waxba ku soo kordhin maayo Somaliland dadna mahaayo dalna mahaayo …
Marka hore waxaan salmaayaa dhamaan bahda saaxafada Somaliland Marlabadka hadaan usoo dego dulucda ujeedada
sidaaynu lawada soconaba waxaa maalin dhawayd shir lagu qabtaay dalka jabuuti shirkaaso lagu soo doortaay madaxweynaha
hadaa ee sheekh shariif Hadaba sheekh shariif sida la sheegaay waa siyaasi qunyar socod ah inkastoo aanu hadana kala simanyahaay madaxweynaayashi somaliya soo maraay halka aay ka taagan yihiin jiritaanka Somaliland, lakiin wuxuu kawar qaba in shacabka Somaliland aay aminsanyihiin inaanaay dib ula midoobaayn somaliya hadaba waxaa maalmahan isaa soo tarayaa hadalhaynta Raisal wasaare in loo magcaabo somaliya taaso aay saaxafada Somaliland qaar kamid ahi oloole ugu jiraan sidii loo magaacbi lahaa cali khaliif galaydh asal ahaan iyo degaan ahaana Somaliland ka soo jeeda shabakdahaasi waa Afnugaal iyo cegaag oo hadana usacab tumo Somaliland iskana dhiga inaay tageersan yihiin Somaliland waliba Somaliland waxaay uyaqanaan xisbiga UDUB Garabka madaxweyne Riyaale hogaaminaayo hadaba maal mahanaba waxay buun nuninayeen cali khaliif galaydh, iyaga oo leh isagaa ku haboon inuu noqdo Raisal wasaaraha somaliya Hadaba waxaa is waydiin leh cali khaliif galaydh muxu ku soo kordhinaayaa somaliya ilaay dalkiisa iyo degaankiisuba waa Somaliland dal ma geyn karaa waa maaya dad ma geynkaaraa? waa mayaa jawaabtu hadaba shacabka Somaliland aadbaay usoo dhaweynayaan dawlada somaliya ka dhalataa iyo inaay shacabka somaliya dhistaan dawlad
iskuwada raacsan yihiin mida kale Waxaa la gudboon inaay inoo tix galiyaan sidii laba dal oo jaar, ah oo aanaay Marnaba soo fara galin jiritaanka Somaliland xubnaha Somalilanderska ah ee wali rajada ka qabaa inaay wax ka noqdaan somaliyana waxaa wanaagsan inaay iskaga yimadaan aminaan dhulkooda iyo dalkooda, waxaa maalmahanba aay shabakadaha qaar Somaliland ahi aay oloole ugu jiraan sidii aay saaxafada somalida utusi lahaayeen In dad ka tirsan Somaliland aay jagada Raisaal wasaraha ka qabataan dawlada somaliya lakiin taasi mahaa wax suura galayaa, waxaa wanaagsan inaanu sheekh shariif u magaacbin Raisal wasaare aan dhulna ku soo kordhinaayn dadna aan ku soo kordhinaayn, Imika waxaa isu soo sharaxaay jagada Raisal wasaaraha cali khaliif galaydh oo asal ahaan Somaliland ka soo jeeda Markaa mahaa In aay is lugoyaan, dawlad somaliyeed maxuma In la dhiso shacabka Somaliland aadbaay usoo dhaweynayaan nabad ka dhalata dalka la jaarka, ah xidhiidhka ganacasi, iyo ka walaalnimo wuu ka dhaaxayn kara shacabka Somaliland iyo ka soomaliya lakiin qaadiyada Somaliland waa lama taabtaan, waxaana wanaagsan In aanaay is qasaarin madaxweynaha somaliya ee sheekh shariif uma magaacbi kartid nin Somaliland ka soo jeeda jagada Raisal wasaaraha somaliya, Hadaad umagacawdana idinkunba ku dhib qabaah Somalilandna xadkeeda waay soo xidhanaysaa, Nimanka somaliya ka donayaa inaay jaga qabtaana ee asal ahaan Somaliland ka soo jeeda shacabna ma hayaan dhulna ma geyn karaan somaliya , Markaa ninkan cali khaliif galaydh ee xiiqsan yaanu idin lugooyn, dhulna idiin keeni maayo dadna idiin keeni maayo Somaliland sida ugu dhakhsaha badan xadkeeda waay soo xidhataay Markaa madama uu yahay cali khaliif galaydh uu degaankiisu yahay Somaliland oo somaliya iyo Somalilandna xad udhaxeeyo Muxuu ku kordhin karaaya dawlada somaliya waxaa wanaagsan Inaaydaan ku hungoobin shaqsiyaad aan la garanaayn waxaay aaminsanyihiin sida ina galaydh oo waligiiba aanu mabdiisu cadaayn Marna yidhaahda Somaliland baa wanaagsan marna somaliyaa, markaa somaliyaay kala guranay oo kala guurnaay idinkana ilahaay ha idinla garab gaalo dawladaad dhisanaysaan lakiin waxaanu idinka digaaynaa Inaaydaan u magacaabin xil Nin Somaliland ka soo jeeda, haduii kale idinkuba dacar ka leefi yanaay kuraasida idinka buuxin niman aan geediga Somaliland ka hadhaay.
mahad nuux muumin
mahad_nuux09@hotmail.com
pakistan islamabad

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: