WAA MAXAY HANTIDA RASMIGA AH EE QOFKA DHALINYARADA AH??

WAA MAXAY HANTIDA RASMIGA AH EE QOFKA DHALINYARADA AH??
WAA MAXAY HANTIDA RASMIGA AH EE QOFKA DHALINYARADA AH?? 

Sida aynu ognahay dhalinyaradu waa jiilka cusub ee barito hogamaani lahaa wadan ka iyo dadka ay ka dhasheen , sidaas daraadeed Waxaa muhiim ah in maanta ay dareeno hantida uu leeyahay qofka dhalinyarda ahi oo uu ku baraabugsunaado si aanuu u lumin fursad uu haysto.

Hadab Waxaa maanta qalinku sawirayaa hantida rasmiga ah ee qofka dhalin yarada ahi haysto si uu ugaga faa’iidaysto mustaqbalka danbe, waayo waa hogaamiya soo karayo oo u baahan inaa aanuu yeelan sifo uu hadhow {marka uu bilaabo inuu umada hogaamiyo} ku waayo hogaaminta fiican ,

Ugu horayn hantida rasmiga ah ee qofka dhalinyarda ahi leeyahay maaha daaro faro badan oo uu dhisto, lacag faro badan oo uu tabcado, dumar faro badan oo guursado, shaqo fiican oo haysto IWM

LAKIIN hantida rasmiga ah ee ma guurtada ahi waa dagta am sumcad uu ku leeyahay bulshada uu ku dhex nool yahay, waana mid aan lagu iibasan Karin kumaaan dollor, taana waxa dareemi kara qofkii ay ka luntay ee tabaya in aanu sumcad am karaamo ku dhex lahayn bulshda uu ku dhex nool yahay.

Hadaba Waxaa muhiima am laga maarmaan ah in qofka dhalin yarda ahi ay ku dhacdo shaanbada sheegaysa sharf xumo iyo kaarmo dil, waan ta ay diintu inta badan ka digtay in aan lagu xad gudbin cirdiga qofka muslimka ah.

Waxaan ku soo koobayaa maqaalkan in ay lagama maarmaantahay in qofku dhalin yarda dareemo qiimaha ay ku taagan tahay karaamadiisu iyo shaftiisu oo uu ka dheeraado wixii uu soo jiidaya magac xumo, Waxaas oo noqon kara inuu ka muuqdo goob uu hadhaw qoomayeeyo oo laga yaabo in uu is lahaa malintaas uun ku fusho dantaada lakiin ay ku dhacdo camera-ad am shaambad ah inuu ka tirsanaa kuwaa bulshadu ka digayasay.

Ugu danbayntii Waxaa odhan lahaa aynu ka fiirsano taabooyinka dilaya sumcadeena dhalin yara nimo.

Farxaan M Eggeh

Hargaysa, somalialnd

Farxaan42@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: