WAA IN LOO AQOONSADA GARABKA DIMUQURADIGA AH EE UU HOGAAMINAYO MUJAHID DIRWAL

WAA IN LOO AQOONSADA GARABKA DIMUQURADIGA AH EE UU HOGAAMINAYO MUJAHID DIRWAL
Waxaan salamaaya bahda saxaafada somaliland, Marlabaadka waxaa wanaagsan qofka ibna aadanka in loo qiro guusha u leyahaay iyada oo aan la qarinaay dhaliisha, uleyahay Maanta hadaan wax ka idhaahdo Garabka dimuquradiga ee uu hogaminaayo mujaahid dirawal, waxaay xaq uleyihiin in iyaga loo aqoonsado hogaanka xisbiga Udub madama aay ku tagan yihiin wadada dimuquradiyada dhabta ah dalkeenu wuxuu leyahaay dastuur, qofkii jabiyaana waa danbiile maanta madaxweynaha ku meel gaadhka ah ee daahir riyaale wuxuu jabiyaay dasturki qaranka, waayo xildhibanadii codka shacabka somaliland ku soo baxaay ee ka soo baxaay xisbiga UDUB una keenaay in udub noqoto numberka kowaad ee ku gulasytaay dorashada barlamanka, markaa loo eego sadexda xisbi qaran hadana waa laga horjoogsadaay inay ka qaybgalaan shirweynihii xisbigooda wasiir udawlihii hawlaha guud waa loo diidaay inuu ka qaybgalo shirweynaha xisbiga, maalin dhawyd ayaay ahayd markuu is casilaay si uu ugu tartamo xisbiga udub hadaba garabka dimuquradiga ah ee uu hogaminaayo mujaahid cabdulaahi huseen hadaaynu nahay shacabka somaliland dibad iyo gudaba waxaaynu u aqoonsanaahaay xisbiga udub ee dimuquradiga ah waayo madaxweynaha ku meel gaadhka ah wuxuu ka taalbasaday nidaamkii dimuquradiyadeed ee aaynu qadanaay taasina maha waxaay bulshada somaliland soo dhaweyeen, markaa maanta laga bilaabo xisbiga hogaankiisu waa garabka dimuquradiga ah ee aay hogaminyaan mujaahid darawal iyo ahmed sandoon.

maxamed cali 

somaliland_secret@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: