TALO KU SOCOTA WASIIRKA GUDAA OO KU SAABSAN MAATADA LAGU DHACAY HARGEYSA

TALO KU SOCOTA WASIIRKA GUDAA OO KU SAABSAN MAATADA LAGU DHACAY HARGEYSA
Talo  ku socota wasiirka arimaha gudaha cabdilaahi cirro
mar hadii rag usoo gaashaantay maatadii iyo caruurtii oo ay afarta jeeba iskugu dhufteen
mar hadii hantidii yarayd ee masaakiintu nolosha ku ilashanayeen rag ku soo hoos noqday
mar hadii damiir naxaa aanu ku jirin ragaa dhaca smayeeyay
waxaan mudane wasiir kugala talin lahaa 14 aad hayso GACMAHA GOO

WALAAHI INAAD DUNIDA KU NOQON DAYAX NUURAY

cabilaahoow rikoodhkaba aad jabiside cashar laba ilaabaan ah u dhig budhcada
waxaan qabaa in, in badan la is waydiin doono waa kuma ninkaa khatarta ahi

adaaban kuu dhiibee 100 dumara oo caruur hanti yar ku biilin jiray oo suuqa fadhiisan jirayn
maalin oo dhana milicdaa u fadhiyay siday caruurtaa ugu heli lahaayeeen nolol maalmeed
marka nin master dgr budhcadnimo sitaa iskugu dhuftay albaabada ee uu u qayilay
ilahaanbaan kugu dhaarshee ninkaasi wax damiira ma leeyahay

WAAR RAGBUU ILAAHAY IDINKA DHIGEE 
dumarkiyo caruurta barooranaya ha la ooyinee wixii waxan sameeyayay cashar u dhiga lama ilaabaana
waxaan maqlay dumarka la dhacay waxay u badan yihiin qaar cruur AGOOMO AH KORSADA
[ina ladiina yakuluun amwaalal yatiimaa inamaa yakuluun fii buduunihium naara]
kuwa cunaaya caruurta agoonta xooolahooda waxay calooshooda cunayaan naar

hadaba dee hadii aan maatada laga dhicinayn budhacada iyo tuugta ragoow waxba raganimadeenu tari mayso
calaa kuli xaal waajibka ina rag saaran ha la garto

hadii kale anaa xukumayee isoo magacaaba
walaahi hadaan hargaysa imanayaa oo aan ku soo rogayaa xukun laga wareero

wabilaahi tawfiiq
siciid cabdi dheen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: