SIRTA UDUB IYO RIYAALE IYO TAAGEERAYAASHOODA AYGO,AANSADEEN

SIRTA UDUB IYO RIYAALE IYO TAAGEERAYAASHOODA AYGO,AANSADEEN
hawiyaa afmeer kugu xukumi haabka kuma hayne hindisaha mareexaan qalbigu way halcanayaaye

waxa maanta taagan ee somaliland ka taagan waa yaabka yaabkiisa riyaale ayaa hargaysa dadka ku xidhxidhi 
oo marna kuugu hanjabi oo marna ninkuu doono xilka ka qaadi
oo marna ninkuu doono xilka u dhiibi oo maalintuu doonana kursiga ku darsanaaya mudaduu doono

hadaba la yaabi maayo asaga ee waxaan la yaabanahay kuwan sacabka u tumaaya ee iska daba socda si kastaba ha noqotee horta hadii qaanuunka iyo dastuurka la ixtiraami waayo
oo dawlada lafteedii ku tumanayso ma ka filayaan in dadwaynuhu u dulqaato 

hadaba aan xaqiiqda dilaaciyo ninkii ka naxaaya iyo kii ku farxaayaba riyaale iyo udub waxaa ka go,an in aanay kursiga wareejin waxay isku raaceen taageerayaashoodu inay kursiga ku fadhiyaan xataa hadii dhiig u qubanaayo in aanay wareejin

hal beel ayaana loo jeedaa in la isugu tago laguna qaado weerer dagaal 
waana beesha bariga burco
waxaan qabaa inay aad uga warqabaan cida abaabulaysa colaadan waxaan qabaa inay ka dharagsan yihiin sida laysku bahaystay hadaba maxaa idiin dana ee idinla gudboon
inta qaar badan oo idinka midi marba soo qoraayo qoraal uu ku weerarayo
shacbiga walaalihii ama siyaasiyiinta dalka ee wax laqaban lahaa
waxaan idin odhan lahaa warnka kugu soo maqan halkuu yahay abaara
hiil ka kusiin lahaa ee aad riixaysaana ka taxadira
nina kalidii isma bixiyo

koonfurta iyo bariga hargaysa iyo koonfurta iyo galbeedka hargaysa
dadka dega hadaan magaacabana ah ciidagale iyo arab ayagu kuma jiraan 
dadka wada abaabulka colaadeed waxaanan jeclaan lahaa in ay la socdaan oo inamadooda kala baxaan ciidanka
marka hawshaasi timaado ilaaahay ha inaga baajiyee

baroortu orgiga ka wayn 
xadhiga saleebaan gaal waa hordhac lagugu dayaayo bal inaad qoriga qaadato
oo aad diirto si qas u abuurmo 
kadibna hal sano oo danbe dib loo dhigo doorashada

guuleed cismaan gahayr
ggahayar@yahoo.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: