Madaxweynuhu Been ayuu sheegaay tartana ma ogola. By:- M.Ali

Madaxweynuhu Been ayuu sheegaay tartana ma ogola. By:- M.Ali
Marka hore waxaa salaan mudan bahada saaxaafada madaxbanaan ee somaliland, Marlbaadka Hadaan isku yara dayo Inaan wax ka taatabot, Hadal maanta madaxweyne riyaale ka yidhi wershada cusub ee sharaabka Abyan In hadii dorashada laga heelo uu sii sharaf leh xilka uwareejin doono, lakiin waa beentiisa, waayo? shacabku waay ka war hayaan in aad xoog u iticmaashaay shirweynihii xisbiga Udub waanaad diidaay Inaad la tartanto musharaxiintii ka tirsana xisbiga ee damcaay inaay kula tartamaan, taasina waa cadaalad aro aan waafaqsanaayn dimuquraadiyada iyo dastuurka dalka, uyaala qaladka madaxweynaheenu mahaa mar iyo laba kaaliya ee wuu tira dhaafaay shaabkuna waxaay marayaan heer aanaay dulqaadan karin, waayo dalkeenu maanta wuxuu marayaa xaaladii uugu xumayd ee abid soo wajahdaa intii aaynu la soo Noqonaay dawladnimada Markaa ma ogolid tartan shacabkana beenbaad ku maweelinaaysaa, dorashadii oo aay ka hadhaay mudo maalma ah,yaa waxaad isku day day inaad xilka ka qaado, gudoomiyaha shirgudoonka saleebaan nuur, Koomishanka aadaa xaalada galiyay Inuu shaki gaalo waxaa is casilaay intii la soo magacabaay koomishanka, saddex ka xubnood, maxamed yusuf Xirsi, iyo ismaiil kabweyne adaana usabaab ah, dalka adigaa wax wal oo ka qaldan qaranka sameyaay Markaasad waliba in adkaan aad ledahaay xilka waan iska dhibayaa hadii ayga heelo, lakiin shakiba kuma jiro In laga heelaayo, waa laga heelaayaa ku bisharaayso, maroodijeex, togdheer, sanaag saaxil, sool Intuba waa kulmiyaa somaliland intii majorityga ahaayd kuma tageersana waana , lagu bartaay dibna lagugu Noqon maayo cid habayaratee maanta ku taaabacsan ma jirto madaxweyne, waxaad isu diyaarisaa sidaad xilka utirin lahaayd. 

maxamed cali 
somaliland_secret@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: