JAAWABTII DOODII FURNAYD EE WARIYE C/RAXMAAN DALMAR MUQDISHO

JAAWABTII DOODII FURNAYD EE WARIYE C/RAXMAAN DALMAR MUQDISHO
Ma rka hor waxaan salaamay dhamaan akhristaayasha maqaalkan , intaas ka dib waxaan jeclaan nlahaa inaan fikirkayga kaga qayb qaato dood uu ina soo dhex dhigay walaalkay c/raxmaan .

Ugu hore waa jirtaa dareenka in aan gabadhu ogalayn in la guursado iyadoo ay jirto in diintu banaysay hadan sidaas oo ay tahay ma ogala xataa tooda ugu taaqaano diina am ugu cabsida badan xaga eebe iyadoon dafirsanayn in diintu banaysay ,

Hadab su’aasha is wadiinta mudan isla markaan saldhig u ah doodan waxay tahay , waxaa maxay waxa sababay in aanay ogaalan in ninkeedu gabdh kale guursado????

Hadan isku dayo inaan ka jawaabo su’aasha waxaa umalaynayaaa inaa ka fogayn dharkan qodob a:
waa ta hore in ay jirto dareen caadifiya oo diidaya in lala wadaago ninka taas waxaa si fiican u shari kar marka aad waxa aad doonaysay hesho ma jeclaanaysid in lagaa qaado, in lagaa qaado iska daaye ma jeclaanaysid in xaata magaciisa lagagu ag xuso am waxa ku saabsan cidii aad ka ililaanisay sheegto taasna ma ha waxa dumarka oo kaliya u gaar ee waxaa shay am dareen nefsi oo alle {swc} ku beeray binu’ aadamiga .

Waa ta labaade qofna rag iyo dumar ma jecel in waxa uu haysto laga qaado isla markaan uu qaato qof kale am uu ugu yaraan la wadaago.

Waa ta sadexaade dumarku waa ay ka leho jeclo badan yihiin raga sidaas daraadeed waa ay ka dareen kulul yihiin raga oo waa ta sababtay hinasa saa’iida ka ah.

Ugu danbayntii waxaa ka jawaabi lahaa sida ay iila muuqato su’aashii dooda in aan dumarku ahayn xaasidiin isla markaan aanay dafirsanayn xukunka alle ee waxan qaaday uu yahay dareen nafsi oo ku abuuran sida raguba dhacda inay u hinaasaan, kaasoo ah nature alle {swc u abuuray. 
Wa bilaahi tawfiiq 

Farhan M Eggeh
Hargaysa, Somaliland
Farxaan42@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: