HAMBALYO WASIIRU DAWLAHA UU MAGACAABAY M/WEYNE RAYAALE

HAMBALYO WASIIRU DAWLAHA UU MAGACAABAY M/WEYNE RAYAALE
Waxa aan halkan uga dirayaa hanbalyo kal iyo laab ah Mudane Daahir Rayaale Kaahin,Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, magacaabista uu ku magacaabay Mudane Mohamed aw Abdi Sheikh ( Hersi)wasiiru dawlaha hawlaha guud iyo guriyeynta, oo ahaa run ahaantii xubnaha ugu firfircoon Somaliland ee ku nool qurbaha gaar ahaan magaalada Birmingham, caasimada labaad ee dalka UK.
Madaxweynuhu waxa uu asiibay magacaabida masuulkaas waxana aan ku kalsoonahay in uu xilkaas loo igmaday si muwaadinimo iyo hawlkarnimo uga soo bixi doono.
Sidoo kale waxa aan halkan hanbalyo uga dirayaa saaxiibkay Mohamed aw Abdi Sheikh ( Hersi) waxana aan kula talinayaa in uu dadaalkiisa halkii kasii laban laabo, Madaxweynahana si daacadnimo ah ula shaqeeyo.
Allena waxa aan ka baryayaa in uu xilkaas u fududeeyo.

Alla Mahad Leh

Hussein Mohamed Ali Abyan
Ku xigeenka Wakiilka Somaliland ee Sweden

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: