AROOSKA GUDOOMIYE MUDANE (NAASIR MAXAMED CIISE, SAAQA,& AROOSA ,AYAAN MAXAMED XUSEEN)

AROOSKA GUDOOMIYE MUDANE (NAASIR MAXAMED CIISE, SAAQA,& AROOSA ,AYAAN MAXAMED XUSEEN)
HAMBALYO TAHNIYAD AROSSSSSSSSSSSSSSSSSSSSS

AROOSKA GUDOOMIYE MUDANE (NAASIR MAXAMED CIISE, SAAQA,& AROOSA ,AYAAN MAXAMED XUSEEN)

anigoo ku hadlaaya magaceyga & KAN qoyskayaga ,(reer xaaji cabdi) magaca ururka ( gabooye minority organizition ,yurub & waqooyiga amarica)magaca ,af hayeenka ururka magaca ,salaadiinta & odayasha hogaamiye dhaqameedka beelaha gabooye dalka & dibadaba ,gaar ahaaan ,boqorka beesha gaboye ,yurub & waqooyiga america (,boqor xaaji muuse cabdi mirre, sulaanka beesha muse dhariye yuurb & waqooyiga amarica(suldaan maxamed suldaan cabdi shiine sooyad)ururada dhaliyadara gabooye ee qurba joogta & ururada jaaliyadaha qurba joogta gaboye ee yurub & waqooyiga america , waxaaanu tahniyad hambalyo aroos & bogaadiin hawada u marineynaa ,arooska & aroosada ,

AROOSKA GUDOOMIYAHA URUURKA YURUB & W ,AMERICA,MUDANE ,GUDOOMIYE (MUDANE ,NAASIR MAXAMED CIISE ,SAAQA ,& MARWADIISA ,AYAAN MAXADE XUSEEN )OO AROOSKOODU KA DHACEY ,13-2-2009- MAGAALADA ABU DABEY EE EMAARADKA CARABTA ,
WAXAANU AROOSKOODA ILAHEY UGA BARYEYNAA INUU LEHNAHEY AROOSKIINU HA NAOQDO ,
REERKII LAGU NASTEE LAGU NAGAADEE WADA JIRE NABAD GALA ALLAHAYOOW KA YEEL ,
AROOSKIINA GACAL & SOKEEYABA HA NOQDO KII LAGU FARAX ,ALAHOOW KA YEEL AAMIIIIIIIIN AAMIIIIIIIINNNNNNN AAMIIIINNNNNNNNNNNNNNNNNN 

QORE WAKIILKA URURKA CANADA (,GABOOYE MINORITY ORGANIZATION)YURUB & W,AMARICA,< BARKHAD XAAJI CABDI,MR GABOYE >ONTARIO CANADA , email=abokoriye1@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: